Akhriso:-Liiska Odayaasha Soo Xulaya Xildhibaanada Cusub Ee Jubbaland Oo Lagu Dhawaaqay

Guddiga madaxa Bannaan ee xudduudaha iyo Doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Caawa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka ee soo Xulaya Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay in Odayaashan ay ka kooban yihiin 135 Odey,kuwaasi oo dhawaan soo xuli doona Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*