Akhriso:- Puntland oo digniin degdeg ah udirtay DFS + khilaafka oo sii kordhay.

Dowladda Puntland waxay uga digeysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya faragelinta ay ku hayso Dowladdaha Xubnaha ka ah, si gaar ah faragelinta doorashooyinka, iska horkeenida shacabka iyo marin habaabinta nidaamka Dowliga ah.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*