Cabdimaalik Coldoon oo Xabsi Hor leh La Galiyey Cunada oo uu Ka Soomay

Wararka Laga Helayo magaalada Hargeysa Ayaa Sheegaya Inuu cabdimaalik Coldoon laga Soo saray xabsigii Horay uu Ugu Xirnaa Waxaana La Galiyey Xabsiga mandera oo Lagu wado Inuu ku Dhamaysto Mudaada Dheer ee sadxda Sano Ah.

Ilo Wareedyo laga helayo Ayaa Sheegaya inuu cabdmalik Coldoon  Cunada Ka Soomay ,Isagoo Sheegay Inuusan wax Cuno Cunayn Mudada uu xiran yahay oo cadaalad Daro Ah.

Soomaliland Ayaa Xabsi 3 sadex Sano waxay Ku Xukuntay Samafale Cabdimalik Coldoon Iyadoona Xabsigisa Ku Tilmaamtay Inuu danbi Galay.

Waa Markii labaad oo xabsi uu ka Wajahayo Cabdimalik Coldoon Isagoo Horay Xabsigaasi Cafis Looga Sameeyey.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

11 Comments

  1. coldoon waxan ugu taag waynay waar
    Dalkaaga aamin oo naga daa somaliwayn iyo shantan aad nala daba socoto.

    • Xaaji Saalaxoow hadda ogoobeey shantaa Soomaaliyeed waad ka mid tahay oo way na kaa mid tahay.

      Geyiga aad isku kaliyeynayso na way ku la wadaagtaa oo Soomaali ka siman oo u siman ayaydun ku tihiin. Jidh qaar ka maqan yahay ma dhamma Xaajigoow ee sidaas u la soco.

  2. Ina cawad
    Shantoo israacda wanagsanayde,waa heesihi berigii aanu jibaysnayn aanu sameynay
    lkn maxay israaci kuwanu ka bilownay ayaa markiba daalimin noqday
    Oo dawladii dhameyd ee ku so birtay
    Wasiirka waxbarashada siiyay
    Ilaa markii danbe dulmigii xadkii
    kabaxay.
    Anigu waxan oran lahaa somaliland iyo somalida itoobiya ha israacan
    Somaliya iyo nfd ha is raacaan
    sidaasay ku macanan laheyd
    Dee inagu waynu xoreyn karnaa
    Somalida itoobiya.
    lkn koonfurtu iyagii baa lahaystaaye maxay xoreyn.

  3. Xaaji saalax

    Xaaji saalax ma aha nin xoriyadda aadanaha qiimeeya marba dhankii hawadu u socoto ayuu raacaa, mana ahan nin kaoo jeedi kara Muuse khayre, waayo wuxuu ogaan lahaa dhibka uu dadka kale la jecel yahay inay isagaba haysato oo cunsuriyad ilaa maalintii lagu dhawaqay jamhuuriyada isaaq aan looba aaba yeelin xuquuqda dadka laga tira badan yahay.
    hadaad run sheegaysid waxaad u jiirnixi lahayd Maxamed cali weji oo afartan sanadood in kabadan markii ugu horeysay jago uu mar hore xaq u lahaa loo diiday, ilaa uu ka ooyay telefishana oo intay isku yaxyaxeen cabdiraxmaan guri-balayo uu yiri wixii kastaaba ha iga raaceene waxaan u dhiibayaa jagada agaasimo, kadibna aminkiiba ay kuwii idoor meesha ka yaaceen iyagoo sii qaatay wixii lacag ahaa ee meesha yaalay.

    maantan wuxuuba sii taagerayaa nin miskiin ah oo loo xidhay arimo siyaasadeen meeshii uu oran lhaa anigu wax walba oo baniiaadamka lid ku ah waan kasoo horjeedaa.

    hadaba xaaji saalax damiirna maleh, dadnimana iskaba daa.

  4. Fowsi
    horta adigu yaa tahay waad ila qabsatay uune.kkkkkkkkkkkkkk
    Bal isku kaaya sheeg yaanu kuu dilnaa.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Dad waxaa jira nolosha Xabsiga jecel xoriyadu aanay u dhadhamin magac & in caan lagu noqdo u haysta waa la i dhay…. Lacag doon , ayaa ka mid ah.

  6. Fawsi gabooye.. Lacag doon , goorma ayuu siyaasi noqday, ma adigaa siyaasad u doortay oo uu ku matalaaa?.. yaaaaab & amakaag.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*