CAJIIB DAAWO VIDEO:Nimcaan Hilaac Iyo Lafoole oo Ruxay Gothenburg Sweden,Kumanaan Qof..

Sidaad Video ga Muuqaalka Hoos Idin Kaga Muuqdo Aad Ku Arki Doontaan

Fanaanka Qarniga Nimcaan Hilaac Oo Wacdaro Kadhigay Gothenburg Sweden Halkaasuu Ku Lahaa Show Xaflad Fanaanka Oo Score Waali Ah Kasoo Xiray Magaalada Gothenburg Oo Full House Laga Wada Dareemay Magaalada Gothenburg Iyo Nawaaxigeeda

Shacabka Dagan Magaalada Gothenburg Oo Xalay Gilgileeyn Hoolka Goobta Xaflada Kadhaceeysay Ayee Taariiqda Ugashay Fanaan Nimcaan Hilaac Balse Xaqiiqda Waxay Tahay Nimcaan Hilaac Waxa Uu Garab Buuxo Ka Helay DJ SUBEER Oo Ah DJ Qibrad Xirfad Dheer Uleh Qaban Qaabada Ama Masraxiyada Show Kala Kacsan Horayna Waan idin Kugu Sheegnay Xafladii Kadhacday Xalay Magaalada Gothenburg Waxaa Kaalin Lixaad Leh Ka Qaatay Oo Score Kaan Sabab U Ahaa the One And Only Dj Xirfadiisu Wacan Yahay Waa DJ SUBEER

Halkani Riix Video Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Ku Atoore

    Shakeeti micnihiisu waa labo, midi waa bahashan jaakadda la gashado ayaa talyaanigu markay yar tahay uu yiraahdaa shakeeto, qofkii iyadoo yar oo ku dhagan qaatana waxaa naynaas looga dhigaa shaketti ama giachetti oo ah kii jaakada yaraa qaadan jiran oo u muuqata in caruurnimo loogu bixiyay. mideeda kale berigii hore ee talyaanigu carada dhaqan iyo afkiisa kaga kaga tagay dhulkan koonfurta tubaakda ayaa si badan looga isticmaali jiray iyadoo sigaar ahayn ee daanka hoostiisa la gashado waxayna oran jireen shiiko, kadibna kii aad marwalba ay ugu jirto takhsiintu waxaa la oran jiray shiikoole ama shiikeeti. hadaba dadkani waa reer sjangaani iyo bilaajo carab magacyadaasina aad bay ugu badan yihiin. anigu barigaan tagay waxay ii bixiyeen ….

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*