Daawo:- Amniga Puntland oo si balaadhan loo sugayo iyo wufuud ku qulqulaysa caasimadda Garoowe.

Amaanka deegaanada Puntland ayaa aad loo adkeeyay iyadoo ay fooda nagu soo hayso sanad guurada 21aad ee Aas aas aaskii Puntland, waxaana heegan buuxa lagaliyay ciidamada amniga ee Puntland si ay uga hortagaan kooxaha dhagar qabayaasha ah.

Magaalada Garoowe waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayay Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland Jen. Muxiidiin Axmed Muuse ayaa Warbaahinta u sharaxay awaamiirta ka soo baxday madaxda sare ee Puntland.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Lander

    Wixii wanaagsan baa lagu deydaaye inoo daa shoodhaheena. Xitaa Book Fairkii ayay marayaan. Kkkk

    Waxa jirta maahmaah tidhaahda, ‘Hadaad rabro inaad ogaato waxay Puntland soo wado, eeg waxey Somaliland soo qabatey’. Kkkk

  2. Haduu Xaarmaajo naf leeyahay, waxa uu ugu yaraan ku deyan lahaa Puntland. Somaliland waa Pharmasuitical company oo kale. Dawada Dawladnimadu iyo dhaqamada wanaagsani intaaney soo bixin waxay soo Marissa sheybaadhka. Kolley soo turxaan bixiso ayay soo bandhigtaa. Illeyn waa wax billaa copy right ahe, Puntlandna wey iska daftaa. Xaarmaajo xitaa garan waa inuu wax copy gareeyo. Big ass Zero iga dhen.

    Waa Nin Cuqdadi dhaansatey. Halkuu khibradii uu ku faani jirey Dawlad Taam ah ku dhisi lahaa ama aayar oo dhalatay casharada bilaashka ah Somaliland kasoo xigan lahaa waxa uu ku mashquuley howlo Hoose.

    Sida kursigaa la igula fadhiyaa. Kaasi maxow isoo fiirshey? Alla shaarubahaygu maanta ma shanleysna. Aawey kii Kheyrlaawe? Qaraxii waa iga batay. Waxaan sameeyo ma kasaayo. Budhleynbaa xiriirkii ii jartey. Kii madoowga badnaana wow ku xejiyay. Madax wareeraa i haayo. Qandho idin dishay. Aawey wasiiradeydii? Somaliland aa la aqoonsan rabaa. Xiriirka haloo jaro cid walba. Aawey Kheyrlaawe ani meehaan ma maamuli kariye? Aawey kiniinigii madaxu? AMISOM irida ma joogtaa waan jiifsan lahaaye? Ani waa noogay. Madaxeeygu ma qaadi Kari intaan in ka badan. Aawey madoobeysadeydii tintii ciradii aa arkaaye? Arooy hee xaa Jiro, muhi ma mihiiyaa mise waa meel kale? Aar xilka ma dhiibaa? Sanadkaani muu iga dhamaado. America I am coming home baby. Fuck these fucked up Somalis. Waa wareey. Waa wareey. Waa wareey. Aar aawey Kheyre isagaa muhaan kala macneyn Jiraye? Qandho ku dishaye kaso dhamaaw Galgidir.

    Intaasina waa waxa Xaarmaajo maskaxdiisa ka dhex guuxaya oon weliba soo kobey.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*