Daawo:- Askar kudhaawacantay dagaalkii Sanaag oo lagu dabiibayo Ceerigaabo + wararkii ugu dambeeyay.

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in xaalada caawa ay dagan tahay kadib dagaal saacado badan qaatay oo kadhacay duleedka magaalada Ceerigaabo.

Dagaalka ayaa si toos ah ugu dhaxeeyay ciidamada Somaliand iyo maleeshiyaadka jabhadda Coll.Caare waxaana la xaqiijiyay inuu jiro qasaare baaxad leh.

Isbitaalka magaalada Ceerigaabo ayaa hadda lagu dabiibayaa qaar kamid ah askartii caare waxaana amaanka isbitaalka sugaya ciidamo katirsan maamulka Somaliland.

Halkaan hoose kadaawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*