DAAWO:- Badhasaabka Sanaag “Caare in lagu qanciyo wadahadlka Xukuumadda ayaan ku rajawaynahay”.

Gudoomiyaha gobolka Sanaag ugu magacaaban maamulka Somaliland Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro ayaa kahadlay xaaladda gobolka Sanaag kadib dagaaladii iyo dibadbaxyadii dhawaan ka dhacay magaalooyin ay kamid tahay Ceerigaabo.

Gudoomiye tiimbaro ayaa sidoo kale kahadlay halka uu marayo wadahadalka xukuumadda Hargaysa kula jirta Jabhadda Coll.Caare oo dagaalo qaraar kawada gobolka Sanaag.

HALKAAN KADAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

7 Comments

  1. kornayl saciid caare waxa loo diyaarinaya darajada general.
    waxana laga dhigayaa taliyaha aaga bari ee ciidamada qaranka.

    GENARAL SACIID CAARE

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*