DAAWO:- Bahdil kadib Fanaanka BK oo dib ugu laabtay Hargaysa kana sheekeeyay cadaadiskii uu soo arkay.

Fanaanka Maxamed Siciid Cabdi BK ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Hargaysa kadib markii uu fadeexad kala soo kulmay show uu damacsanaa inuu ku qabto magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Fanaankaan oo caan ku ah qadiyadda Somaliland ayaa maanta hargaysa loogu soo dhaweeyay si balaadhan iyadoona soo dhaweyntiisa kadib uu warbaahinta lahadlay.

Fanaan BK ayaa la sheegay inuu ku fashilmay qorshihii uu utagay Kenya kadib markii shacabka Somaliyeed ee dalkaasi kunool dhowr jeer baajiyeen Bandhig faneed uu doonayo inuu dhaqaale ku aruursado.

Waxaana maanta uu hargaysa ka sheegay in la faquuqay oo uu la kulmay Cunsuriyad Balaadhan taas oo uusan waxba u arkayn maadaama shacabka Hargaysa ay ka meereeyn Bahdlikii Nairobi loogu soo geystay

HALKAAN KADAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

8 Comments

  1. Meelkasta weey soo xireene! Ar Faqash dhib badanaa kkkkkkk

    Oo aaway ragii iyo dumarkii meeshaan kubaashaali jiray? Waji babax yaa? War kaalaya wllahyaal meeshiina iskaaga baashaala run iyo beenba isku maaweeliya qossolka waaba daawee!

  2. BK ma ahan fannaan somaliyed ee waa fannaan iduur, sida caadiyan dhacdaba fannaanku iyo doctors iyo weriyayaashu waa Red Cross oo kale xudduudna ma lahan, laakiin BK wuxuu ku caan baxay inuu qabyaaladeeyo hoballadii ciddigaha, isagoo sabab u noqday in fannaaniin badan hargaisa laga cayriyo, BK iyo kuwa huwan marada qabiilka ha arkeen awoodda shacabka somaliyed, tusaalena ha u noqoto inaan midnimada somalia 🇸🇴 qabiil wax u dhimi karin.

  3. Soo joog laga waaye soo jiifsaa u dambaysa
    Miskiin shalay buu dhashay markaasaa lagu habay koob cunsuriyad iyo nacayb soomaaliweyn ay ka buuxaan

    INAAN KAA HARAY HA MOODIN INAAN KAA TAGO HA EEGIN WALIBA HARGEYSA HARMACAANNA BERRI WAAN KA TAAGI CAWAALE

  4. aniga shaqsi ahan ninkan hada ayaaba ugu horeyso cumsiri ma
    dhihi karo sababta ah qofbani adam ah oo ka foolxun ka madoowbadan ka qanjawaweyn wali maba arag. marka hadan cunsiri dhihi lahay magaca cunsi ayanba wax u dhimay

  5. Waar bk waa ganacsade wayn sadex dukaan oo waawaeyn aya Dubai uga furan
    Dukaanka wayn ee suite house layiraah ayaa hargeysa uga furan.
    Cayaalkan uu farmaajo soo diray ee
    uu lacagta soo siiyay si ay u kharbudaan
    waxay muujinaysaa inuu yahay cidiyo ku dagaalan.

    Waaberi baa yaabtay

  6. Qofkastaa oo cuqdad iyo caddiifad qabiil ay lafaha Ka gasha wuxuu Ka dhaxlaa nacayb ummad uusan aqoon, BK oo tusaale u noqday cunsiriyad iyo qabyalad aya hargaisa Ka galay eedo hore oo fanaanin somaliyed, tani waa dhacalka camalkisa liita, waxay tusale u tahay shakhsi walba oo buste qabiil huwan inuusan somalia 🇸🇴 weji farxad leh kala kulmayn.

  7. Dhilo harti.
    Adigu siilkaaga uraya maxaad u xidhi wayday… Fanaankan wadankiisa ayaa u baahan, Qaxootiga daadab ee nayroobi jooga internet ayay ka dhegaystaan heesahiisa , xayasiiis ayay u sameeyeen.

  8. Dhilo Harti.
    Siilkaaga uraya maydh daboool saaar, adoonta joogta nayroobi yaanay GUS gelin, shaqadaa ayaa kuu taala adiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*