DAAWO:- Dhalinyarada Gobolka Sanaag oo mashaariic muhiim ah ka hergeliyay deegaano katirsan gobolkaasi.

Ururu Dhalinyaro oo fadhigiisu yahay gobolka Sanaag ayaa ku guuleeystay in hormaro badan ay ka hergeliyaan deegaano katirsan gobolkaasi iyagoona mashaariic aysan cidina ku taageerin ka hergeliyay deegaano iyo degmooyin katirsan gobolkaasi.

Ururkaan oo la magac baxay Midnimo ayaa shaqadii ugu dambeeysay ka hergeliyay degmada Hadaaftimo kuwaas oo sameeyay adeegyo badan oo muhiim ah nolosha dadka iyo deegaanka kadib markii ay garteen in booskoodii banaan yahay.

gudoomiyaha Ururka ayaa sheegay in aysan jirin cid ku caawisay fulinta adeegyadaan balse ay si iskood ah ugu istaageen kadib markii ay isbiirsadeen dhalinyarada deegaanka gaar ahaan kuwooda wax kabartay jaamacadaha dalka ee leh maskaxda fiyoow ee wax qaban karta.

HALKAAN KADAAWO

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*