DAAWO:- Hogaamiyihii kooxdii weerartay Hotelka Kismaayo oo waraysi lala yeeshay shaaciyayna sababta ay udoorta Hotel Cascaseey.

Radiyaha kuhadla Afka ururka Alshabaab ee Al-andalus ayaa maanta baahiyay waraysi maqal ah oo laga qaaday ninkii hogaaminayay kooxdii dhawaan weerarka kuqaaday hotel Cascaseey ee magaalada Kismaayo.

Naftii haligahaan hogaaminayay naftood haligayaashii isku qarxiyay Kismaayo ayaa lagu magaacaabaa Xasan Sheekh Nuur Kalaashi oo ku magac dheer (Zubeyr) waxaana uu waraysigaan ku sharaxayaa ujeedka weerarkooda iyo sababta ay udoorteen in halkaas ay beegsadaan.

Waxaa kale oo uu sheegayaa in dadka ay weerarayaan ay yihiin dad gaalo ah isla markaana dilkooda uu alle ugu dhawaanayao, isagoona fariin isqarxin ah udiray dhalinyarada kale ee katirsan kooxda.

HALKAAN KADAAWO WARAYSIGA OO MUUQAAL AH

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. War wasakh yahay aan damiirka lahayn hannoo soo gelinina mujrimiinta dhiiggii dadka soomaaliyeed qaba
    Waxay kuleeyihiin daawo!!!
    Maxaa la daawadaa maxaase laga daawan wax aan faa iido ama waxsan lahayn
    Waxaa la daawadaa wax lagu farxo Ama loo khushuuco

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*