DAAWO:- Kheyre iyo Waare oo kulan kuwada qaatay madaxtooyada Galmudug + Waxyaabaha ay kawada hadleen.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada dhuusameeb ee xaasimadda Galmudug kula kulmay Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdiwaare kaas oo maanta Safar ku yimid Dhuusamareeb.

Kheyre iyo waare ayaa yeeshay kulan muhiim ah kaas oo la sheegay in ay uga wada hadleen Dowrka Hirshabeele ay kuyeelan karto dhismaha Galmudugta Cusub, iyo dowrka Kheyrka uu ka qaadanayo xal uhelidda Gobolka Hiiraan.

kulanka RW Iyo Waare

Ra’iisul WasaareHassan Ali Khaire ayaa dhuusameeb kula kulmay Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle oo maanta Safar ku yimid Dhuusamareeb.#NabadIyoNolol#PmInGalmudug

Posted by OPM Somalia on Monday, July 15, 2019

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. SOOMAALIDU: MA ANAA XILKAY GABAY?..MA ADAA XUMAAN WADA?.MA ANIGAA XANAAQ BADAN?…
    —————————————–@@@@(SIDDA XAALKU YAHAY@@@—————–
    1)waa dad isku dad ah oo isku Dan ah oo isku deegaan ah oo isku Dal ah, idinkoo siddaa isku ah dirirtiina iyo dagaalkiinu waa doqoniimo iyo magac xumo, qaranka Somaliland na waa u sharaf dhac, iminka iyo haatan wixii dhacay dhace ee ilaahay wanaaga hadin waafajiyo hana idin tuso walaaltinimadiina Ummad dhoobadooda meel laga wada qaaday oo xudduntooda meel lagu wada aasay baad tihiin, colaadiinuna idinkuun Bay Wehel iyo Walaal la’ u tahaye ka waantooba walaalayaal.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*