DAAWO:- Shirkii Hobyo, Fadeexadii BK, Eedeynta Hargaysa, Qaraxii Somtel iyo Qodobo kale.

Akhristayaasha ku xiran shabakadda caalamiga ah ee Marqaannews waxaanu idiin soo gudbinayaa warkii caalamka oo aan ugu tala galnay in habeen waliba xilliyadaan oo kale idiin kusoo gudbinayo qaab muuqaal ahaan dhamaan wararkii ugu waawaynaa ee ka dhacay guud ahaan dalka.

Caawa oo ah Talaado taariikhduna ay ku beegan tahay 16 July 2019 qodobada aad ku daawan doontaan warka caalamka waxaa kamid ah:- Shir Beeleedka Hobyo, Fadeexadii BK ee Nairobi, Eedeynta Hargaysa, Qaraxii Somtel iyo Qodobo kale.

HALKAAN KADAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Waar duqii farmaajo ma wuxuu kenay
    Inuu dhaho share hala iga siiyo
    heesaha iyo showyada fanaaniinta
    Halkii dollar ee uu kadoonayay arigii beberi saleelay ahayde
    tanaaba ugu daran.kkkkkkkkkkkk

    Dee maalinta danbena islaamaha jaadka iibiya ayuu oran doona
    share calaa kun shilina keena

    • ASC.
      KU:Xaaji-Jeegaan.
      Adiga,aniga iyo kuwa heesaba madaxweynaheednu waa Ina farmaajo.War waadan waxba la socone madaxweynaha soomaali oo idil waa Ina farmaajo.Hadal iyo dhammaantiis ka waran hadduu saacaddaan Ina farmaajo maamulaya hawada hargeeysa ma dhulkuu u daahayaa?Socon waaye qaran baan nahay iyo boqorodaa na citiraafaysa.War citiraaf dambe uma baahnid oo soomaali baad tahay ee ku soo biir golaha soomaliweeyn.Midna ogoow oo adigaa aad iyo aad ugu bahan soomaalida kale.Waayo dhulkiina wax nacfi ah loogama keeno soomaalida kale wax loo qaado ma ahee.Soomaalida kale hargeeysa shaqo iyo naruuro toona uma doontaan,laakiin idinkaa soo raadsada shaqooyin iyo dhaqaaloba.Calaa kulli xaal kama maarantaan soomaaliweeyn ee inta goori-goor tahay iska soo laabta.

  2. xaaji saalax sxb runta meeshan taala waxay tahay in soomaalida kenya wali is jeceshahay oo laga neceb yahay waxii ajendo kale wato. Neyroobi fanaaniinta wadaniyadu ku weyn tahay baa tuuran oo caan ka ah. Waxii fikrado khaldan oo Soomaalia lidkeeda ah taabacsan meeshaas citiraaf kuma leh sxb. Cago cadaan baa lagu soo tarxiilayaa. Saas u fahma.

  3. Soomaalidu”:waa dad isku dad ah oo isku Dan ah oo isku deegaan ah oo isku Dal ah, idinkoo siddaa isku ah dirirtiina iyo dagaalkiinu waa doqoniimo iyo magac xumo, qaranka Somaliland na waa u sharaf dhac, iminka iyo haatan wixii dhacay dhace ee ilaahay wanaaga hadin waafajiyo hana idin tuso walaaltinimadiina Ummad dhoobadooda meel laga wada qaaday oo xudduntooda meel lagu wada aasay baad tihiin, colaadiinuna idinkuun Bay Wehel iyo Walaal la’ u tahaye ka waantooba walaalayaal.
    ———————————————————————-

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*