
Waxaa Faah faahin kala Duwani kasoo baxayaan Qasaaraha Ka Dhashay qaraxii gobolka Banaaadir oo masuulin badani Wax Ku Noqdeen,Qaraxa Ayaa Dhacay Xili Holka Shirarka Gobolka Banaadir uu ka Socdey Shir.
Dadka Qaar Ayaa Soo Qorayey Inuu Dhintay Gudoomiyahii Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Balse waxaa Dowlada Xaqiijisay Dhawaciisa Iyo Masuulinta Kale ee Wax Ku Noqday Qaraxaasi oo Gudoomiyaal Ku Dhinteen.
Dhawaca Gudoomiyahii Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Ayaa mid Aad U Culus Lagu Tilmaamayaa.
Halkani Riix Video Daawo
Waar cawa armaajo ma armaajadii buu dhexgalay,
Mise wasaradi gaashandhiga ayuu u hoyan sidii caadada u aheyd.