DAAWO VIDEO DEG DEG:Dagaal Sanaag Iyo Cusbitaalkii Ceerigaabo oo dhaawac buux dhaafiyey

Isbitaalka Guud ee Magaalada Ceerigaabo Ayaa La Ciir Ciiraya Dhawacyada Dagaalada Isdaba Jooga Ahaa ee Gobolka Sanaag oo iskugu Jira Dagaal Beeleed Iyo puntland Iyo waliba Jabhada Caare.

Muuqaal laga Soo Duubay Ayaa muuhinaya Xaalada.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Maamul beeleedka iduur oo 30 sano kaddib dagaal Ahli ah u horseeday qabiilooyinka iduur, sida muuqato wixii la dhoodhoobayay iyo beentii iyo huuhaadii laysku marin habaabin jiray ayaa soo xirantay, waxaana billowday xaq udirir iyo xaaraan difaac, waxa la saadalinayaa in dagaalka ceel afwayn iyo sanaag iyo tukarraq isu beddeli doonaan dagaal beeleed qabiil qabiil laysugu Laayo , waxan Alle Ka baryayaa in uu kala badbaadiyo dhiigga walaalaha isku daadanayo.Aaaaaammmmmiiiiiinnnnnnnn.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*