DAAWO VIDEO SIR :SIR Gabadhii Shaqalaha ee Qaraxa G.Banaadir Fulisey Magaceeda Siday Ku Gashay.

Ilaa Hada Saraakiil Dowlada oo magacooda Ka Gaab saday Ayaa Noo Xaqiijiyey Weerarkani Inay Fulisey Gabadh lagu Magacaabo Basiiro Cabdi Maxamed,Waxayna Ahayd Gudoomiyaha Naafada Gobolka Banaadir.

Inkasta oo Baadhitaanka Inaan ka Hordhacno Aysan Ahayn Hadana Sababta Dowlada Ugu Tuhuntey Basiiro Cabdi Maxamed Ayaa Ah madama Ay tahay Qofka kaliya oo Ana Soo marin 4 Goob oo lagu baadho Gadiidka Iyo dadka Soogalaya Xarunta Gobolka Banaadir Inay Tahay Qofka Iyadoo la Baadhin Soo galay.

Basiiro Cabdi Maxamed Waxay Ahayd Qof Inta Badan Warbaahinta Aad Uga Soo Muuqan Jirtey Xafladaha Arimaha Naafada Madama Gudoomiye Ay Ahayd,

Halkani Riix Video Muuqaalka Sir

Balse Xogta  Ayaa Eegtay Inay Dhaci Karto Inay Xataa Iyada loo Qariyey Qaraxaasi,Madama Ay Ahayd Qof Indhaha Naafo Ka Ah oo Boorsadeeda Loogu Ridi Karayey Iyadana Aysan Ogaan Karayn Midaasi.

Sarkaal katirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa Caasimada Online u sheegay in Gabadhaan ay weerarka fulisay waxaana soo abaabulay gabar kale oo caawiye u aheyd qofka is qaxriyay oo argga naafo ka aheyd.

2 COMMENTS

  1. ASC.
    Runta Waxaa dhab u ogsoon Allaah (swt) waxayse u dhawdahay in gabadhaas indhoolaha ahayd loo soo QARIYEY qaraxii dhibaatada weeyn geeystay.Gabar miskiina oo waliba indhola way adagtahay in ay qarax la soo aado meshii ay ka shaqayneysey ayadoo.Waxaase jira in Shabaab iyo kuwa la shaqeeya ee u sdhaqeeya maamulka daciifkaa ay meelo badan ka soo abaabulaan dhagar kahatara.Calaa kulli waa la tuhmi karaa in ay qaraxaas ka soo shaqeeyeen dad meesha ka shaqeeya.

  2. Hadan ka hadlo masibada ka dhacday Xarunta Dawlada Hoose ee muqdisho,waxan Tacsi udiraya Dadka somaliyed ee masulinta ah oo meshas wax dhintay & wax dhawac ah noqday waxan leyahay ilahay Naxaristi jano hasiyo kuwa ku dhawacmay ilahay cafimad hasiiyo,kuwo somalegay ilahay ummada hakaqabto Cid kasta ha’ahadene somali & shisheye noc kasta oo aay noqdan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here