DAAWO VIDEO WAR CULUS:Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo Mooshin Ka Gudbiyey Madaxweyne Deni

Magaalada Garoowe waxaa Ka Socda Dhaq Dhaqaaq Ay wadaan Xildhibaanada Puntland oo Ay Kaga Soo Horjeedaan Siyaasada Xukumada Madaxweyne Deni,Sida Ilo Wareedyo u Xaqiijiyeen Marqaan News.

Xildhibaanadani oo Intooda Badani kasoo Jeeda Gobolka Bari Ayaa Qaarkooda Shir jaraa’id oo Ay Ku Qabteen Magaalada Garoowe Waxay Ku Eedeeyeen Nabdoono Iyo Wax Garad Xukumada Puntland ku Xidhay Boosaaso.

Xildhibaanadani ka Tirsan Barlamaanka Puntland Ayaa wada Mooshin Ay ku Cabsi Galinayaan Madaxweyne Puntland Siciid cabdulahi Deni Iyo Xukumadiisa ,Taasi oo Ay Ku Eedaynayaan Inay cabudhinayaan Shacabka Boosaaso.

Xildhibaanada oo saxaafada La Hadlay Ayaa Sheegay Inaysan Xukumada Puntland u Marin Sife Sharci Ah Dadka lagu Xidhay Boosaaso.

Dhanka Kale Iyaguna Waxaa Jira Xildhibaano tageero ka haysta Dowlada Faderalka Soomaaliya oo Iyagana Ku Eedaynaya Inaysan Puntland Barlamaanka Horjeenin Go’aamada Dowlada faderalka Soomaaliya Xirirka Ugu jarayaan.

Xukumada Madaxweyne Puntland Siciid cabdulahi Den Ayaa Maal Mahani waxay Boosaaso ku Xidhay Dad Ay ku Eedaysay Inay Puntland Kasoo Horjeedaan,waxayna Mamnuucday Shirarka Lagu Qabto Boosaaso oo xukumada Ogayn Inaysan Aqbalayn.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*