DAAWO VIDEO WAR CUSUB:Khilaafka Kenya Iyo Somalia Ee Dhinaca Badda Oo La Saadaaliyay Inuu Jaha Cusub Qaadi Doono.

Gudi Ka Socda Urur Goboleedka IGAD Iyo QM Ayaa wada Kulamo Ay Ugu kala Dab qaadayaan Khilaafka Bada ee Soomaaliya iyo kenya ,Si Arinta Wada Hadal Loogu Eego lagana War Sugo Go’aanka Maxkamada Caalamiga ee ICJ.

Gudigani Ayaa Dowlada faderalka Ku Qancinaya Inay Dhankeeda Aqbasho Inay wada Hadal la Gasho Ken ya Xataa Hadii maxkamada Caalamiga U Xukunto Soomaaliya Go’aanka Bada lagu Muran san yahay ee labada Dal ka Dhaxeeya.

Wargeyska eastafrica Ayaa Sheegaya Inay Jiraan Gudiyo kulamo Ku Yeeshay nairobi oo Arintaasi u kala dabqaadaya Labada Dhinac.

Halkani Riix Video Muuqaalka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*