DAAWO VIDEO:Boqor Burhaan Buurmadow”Waa Boqor Soomali Waagi Puntland Isku Dagaashay.

Iisimada Gobolka Sanaag oo hada wada Arinta dajinta Laba Beelood oo ku Dagaalamay Ayaa Soodhaweeyey Boqor Burhaan oo Ku Tilmameen Boqorka  Nabada Soomaaliya.

Xaalada Gobolka Sanaag Iyo Labada Beelood Ayaa Xiisad Cusub laga Soo Sheegayaa Xili nabadeyntooda Socotey.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. ASC.
    Waa muhiim in nabad la kala dhex dhigo soomaalida ku dagaalantay ardiga Sanaag.Boqor Buur Madoowna (King black Mountain) wuu yahay nin Insha Allaah reerahaas nabad ka dhex dhalinkara haddii la raaco rayigiisa nabad ka talisnimada lagu yaqaan.Malaha King Black Mountain baaba ku fiican madaxweynaha soomaalilaan.Sababtoo ah waa nin lagu bartay nabad ka talin iyo qoom is khilaafay isfaham siintooda.K.B.M carada puntlaan si gaaraa loogu xaq dhawraa.Wuuna mudan yahay xaq dhawrkaas xushmada leh.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*