DAAWO VIDEO:Cali Khaliif oo Ka Hadlay qabiilka Biyo Dhigay Soomaliland iyo Heerku Marayo.

Cali khaliif galaydh Ayaa ka Hadlay Qabiilka biyo Dhigay SoomalilandIyo Heerka ugu sareeya ee uu Gaadhsiisan yaay qabiilkaasi.

Waxaa uu falanqeyey Halka Beelaha soomaliya Kasoo jeedaan Iyo waliba Soomalida Sida Qabiilka uu ugu weyn yahay,Gar Ahaana Beesha Isaaq Inay tahay Beesha Qabiilka Ku Weyn yahay.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. professor cali khaliif waa nin nabadeed wacyi galin buu jeediyaa
    waanu ku saxsan yahay inuu dadka
    qabyaalada kawacdiyo.

  2. Jaamacaddaha ha laga dhigo kulahaa kkkkkkk
    War beesha doonaysa inay qaranka Soomaaliyeed dumiso figrado caafimaad qabaa way ka dhammaadeen adiguna waxaad tahay marfuucul qalam aan runtii fahmi karin dibindaabyada uu lugaha kula jiro.
    Dadkaagii iyo dalkaagii waad gadateen adiga iyo beeshaada Bahararsame, garoodkooda, iyo Jaamac siyaad.
    Waxaad gumeyseen oo aad dhaxal wareejiseen jiilalka soo socda oo in badan idin nacdali doona.

    Waa arin laga naxo in xuduudihii iyo Somaliland-tii awoowyaasha Ingiriis ka diideen aad ka yeeshaan qabiil yar oo soomaalidiid ah daba dhilifna u ah cadowga Soomaaliyeed

  3. Hassan
    Take it easy isdaji waxkastaba sidii logu talogalay
    Ayay ku socdaa,adigu ha walwalin yoocada kuu soo dhaafi maaye.

    No more argagax

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*