DAAWO VIDEO:Ciro , Faysal Iyo Muuse Biixi Oo Fagaare Iskugu Jawaabey”caalamkii Ina Dhex Dhexaadin laha Ayaa imaanaya”

Kulan Ay Ka Qeyb Galeen Hogaanka Labada Xisbi ee Soomaliland cabdiraxman Ciro ,Faysal cali Waraabe Iyo muuse Biixi Ayaa Waxaa Looga Hadlay Doorashada Maamulka Soomaliland Iyo Ganacsiga Maamulka Soomaliland.

Kulanknai oo Shirkada Dahabshiil Group Ku Furaysey Qeybteeda Baaburta Ayaa Waxaa ka Qeyb galay Masuulinta Labada Xisbi,waxayna Toos Iskugu jawaabeen Xisbiyada Maamulka Soomaliland Doorashada Qabasho la’aanta Iyo Siyaasada.

Ciro , Faysal Iyo Muuse Biixi Oo Fagaare Iskugu Jawaabey Waxayna Sheegeen”caalamkii Ina Dhex Dhexaadin laha Ayaa imaanaya”

Halkani Riix Video Muuqaalka Isku Jawaab

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*