DAAWO VIDEO:Cirro Iyo Wadani”Muuse Biixi Ha Joojiyo Siyaasada Cayda muqdisho”

Maamulka Muuse Biixi Hogaamiyo ee Kulmiye Ayaa Caado waxaa u Noqotay Inuu Siyasada ka Weeraro Makarafoonka Dowlada Faderalka Isagoona  wax Kasta oo qaldama Ku eedeya Dowlada faderalka Soomaaliya .

Xisbiga kulmiye Iyo Aqoon yahanadiisa Ayaa Sheegay Dhibaatada Haysata Xisbiga Kulmiye iyo Inay Siyaasad ka Dhigteen makarafoonka inay Ka Weeraraan Dowlada Faderalka Soomaaliya,Taasi oo Keeni karta In la Gudoomiyo Maamulka Hargeysa Siday Sheegeen.

Xisbiga kUlmiye Ayaa Sheegay Inay Siyaasada Muuse biixi Marayso wadan Gadoon Oo Guinea La Dhaho ka Dhigaan Janadii oo Soomaliland loogu Yaboohay.

Halkani Riix Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*