DAAWO VIDEO:Dagaal Wariye Eglan salax Iyo Wariye Bushaaro Baande VS faysal Waraabe

Caawa waxaan Idin Soo Gudbinaya Dagaal Qabow oo Hadana Cidi Fahmayn oo ka Dhex Qarxay laba Gabadhood oo wariyaal Ah,Ani Ahaana Asxaab Qiimo badan labaduba ii Ah,Mana Jecli Inaan Dhaliilo Labada Gabadhood Midna Sababto Ah Dhankayga Aqoon Wanagsan baan U Leeyahay .

Waa Laba Gabadhood oo iska Afgaaban Waagi Hore Inkasta oo Wayadani Danbe Social Media uu dadka Badalo,

Dagaal Cusub oo Baraha Bulshada Ayaa ka Dhex Qarxay Labada Gabadhood ee wariyaasha Caanka Ah Baraha Bulshada oo kala Ah Wariye Eglab salax oo Gabadh Reer Sool Iyo sanaag Ah Iyo Wariyaha Bushaaro baande oo Wariye Reer Hargeysa Ah.

Labadan Gabdhood ee Horay Asxaab Kaftan wadaaga Ahaa Ayaa dagaalkooda Ka Bilowday Markii July 16   loo Diidey Showgii BK Nairobi Ayaa Bishaaro baande Qoraal Ku Tilmaamtay Wariye Iglan Iyo Fanaanka iidle Yare Usoo Dhaweyn Waayeen Fanaanka BK Iyo Inay Iyaga Laftooda Dhianac ka Yahiin Arinta BK.

Halkani Riix Video Dagaalka

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*