DAAWO VIDEO:Dagaalkii Ugu Cuslaa oo Puntland Iyo Soomaliland Ku Bilowday Abaabul Ciidan,Puntland Abaal marin Siisay ..

Sanaag(Marqaannews.net)- Xiisad Dagaal oo Cusub Ayaa Lagu Soo waramaya Inay ka Taagan tahay Gobolka Sanaag ,Taasi oo U Dhexaysa Puntland Iyo Soomaliland,waxaana Saacadaha Ugu Dsanbeeyey Dhaq Dhaqaaq Cidan Wadey Puntland.

Puntland Ayaa Abaal marin Gudoon Siisey Saraakiisha Iyo masuulin kasoo Goostay Soomaliland ,waxaayna Masuulinta U Qeybisay Gaadiid Nooca Raaxada,Masuulintani oo iskugu Jira Laba Taliye Iyo Gudoomiyahii Badhan ee Soomaliland oo Hada Puntland Gudoomiye Gobolka Sanaag Ka Dhigtay.

Halkani Riix Video Wararkii Ugu Danbeeyey

Ciidamo wata Gaadiidka dagaalka oo laga kala qaaday deegaannada Tukaraq & Galbeedka Magaalada Hargeysa ayaa goobjoogayaal waxaa ay sheegeen in la geeyay Buuraleyda Ceerigaabo oo meel u dhow ay saldhig ka sameesteen Ciidamo uu wato Korneel Caare oo horay uga goostay Ciidamada Soomaaliland.

Halkani Riix Video Puntland Abaal Marin sanaag

Gobolka Sanaag Waxaa Tagey Masuulin Gudoomiyaha Barlamaanka Ka mid yahay oo Gobolka Sanaag Kaso Jeeda .

Ciidamada la geeyay duleedka Ceerigaabo ayaa waxaa hoggaaminaya taliyaha Ciidamada RRU ee Soomaliland,waxaana Maanta lagu soo waramayaa inay halkaasi ka wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan.

Korneel Caare oo dhowr mar Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in uu weerari doono deegaannada Soomaaliland,hayeeshee Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Sanaag Ayaa maalmahan dhex dhexaadin ka dhex waday Korneel Caare iyo Madaxda Soomaaliland.

Mas’uuliyiinta Hay’adaha Amniga Soomaaliland weli kama hadlin u jeedka Ciidamada ay deegaankaasi u geeyeen,,waxaana xusid mudan in deegaano ka tirsan gobolka Sool ay ka jirto xiisad u dhaxeyso Puntland & Soomaaliland.

Marqaannews

 

14 COMMENTS

  1. Puntland dagaal iduur ku qaadi maysee Badhan iyo hadaaftimo iduur bay u gacan galeen sidii tukarraq. Qoryo waawayn oo la xambaarsado iyo sawir dagaal ma ahan ee wadne iyo dadnimuu rabaa kkkm kkk kkk kkkk kkkk kkk kkkk kkk kkk puntland markay khaatumo la xisaabtamayso xiniinyo adkaa kkkk kkkk kkk kkk markay iduur arkaanna edeb iyo xishood badanaa.’ Maalinba magaalo ha u gacan gasho iduur puntland maalin walbo hanjabaad iyo dhaar ha soo direen.

  2. Puntland dagaal iduur ku qaadi maysee Badhan iyo hadaaftimo iduur bay u gacan galeen sidii tukarraq. Qoryo waawayn oo la xambaarsado iyo sawir dagaal ma ahan ee wadne iyo dadnimuu rabaa kkkm kkk kkk kkkk kkkk kkk kkkk kkk kkk puntland markay khaatumo la xisaabtamayso xiniinyo adkaa kkkk kkkk kkk kkk markay iduur arkaanna edeb iyo xishood badanaa.’ Maalinba magaalo ha u gacan gasho iduur puntland maalin walbo hanjabaad iyo dhaar ha soo direen.

  3. Puntland dagaal iduur ku qaadi maysee Badhan iyo hadaaftimo iduur bay u gacan galeen sidii tukarraq. Qoryo waawayn oo la xambaarsado iyo sawir dagaal ma ahan ee wadne iyo dadnimuu rabaa kkkm kkk kkk kkkk kkkk kkk kkkk kkk kkk puntland markay khaatumo la xisaabtamayso xiniinyo adkaa kkkk kkkk kkk kkk markay iduur arkaanna edeb iyo xishood badanaa.’ Maalinba magaalo ha u gacan gasho iduur puntland maalin walbo hanjabaad iyo dhaar ha soo direen.

  4. Dagaalku maraka uu dhaco wax ayaa laga faaiidaa.. Binti girl . haduu dagaal ka dhaco wax weyn ayaan ayaan ka faaiidayaa.

  5. XURUUX MAGACISA KU SOGABIYEY KEYSE OO MARKA KASTE KAFALODA ARIMAHA PUNTLAND.

    waxan Donaya keyse waxa laga siiyo puntland sheko kasta oo kusabsan puntland ayuu ka hadala asagoo sixun unqdiya waxa lagaran layahay waxa uu puntland ugu kacsan yahay,mida kale su’ashu lays weydin karo maxuu kaqadi kara puntland Mr.keyse? somalidu waxay ku mahmahada sagaro aya bad ku kadiday ayado is leh bada wasakhe,keyse so sidas oo kale ma’ah? puntland oo 21 sano haysta horumar dhankasta leh oo ilahay kugaladay nimcadisa qof Xasid ah oo ummadas ilahay aburtay nolasheda & sharafkeda kaxun maxuu kudan ben dona? aduun iyo akhiro?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here