DAAWO VIDEO:Dood Gabdho Soomaaliyeed oo Sheegtey Inay Diinta islaamka ka Baxeen Iyo Sheekh Caan Ah

Waxaa Wayadani Danbe Soo badanaya Dhalinyarada Marin habowsan oo Diinta islaamka Sida Ciyaarta Uga Baxaya,Iyagoona Sababta looga Dhigay Inay Nolol Ku raadsanayeen Reer Galbeedka.

Doodani Ayaa Ku saabsan Sida Dhalinyaradani U Qaateen Fikrada Qaldan Iyo siday ka aamineen Diinta Suuban waxaana La doodaya Dr-Qasim oo Culimada ka Mid Ah.

Halkani Riix Video Muuqaalka

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. ASC.
    Qofna lagu khasbimahayo diinta Islaamka.Qofkii ka baxay waa dookhiisa ee meeshuu rabo ha aado.Qofwalba maalinta xisaabtanka buu heli doonaa camalkuu ku soo shaqaysta dunidii uu ka yimid.Maalintaas baa la kala aadi doonaa MID iyo BIDIX.Qolada aadi doonta dhanka MIDIG waa kuwa liibaanay oo camal fiican sii hor marsaday.Waa kuwii raacay waxuu Ilaahay (swt) uu faray oo ka leexday dariiqooyinka xun-xun oo dhan.

  2. Shiikhu xagee joogaa? iyagii baa mid wax sheegayaa, diina aan haysan. Xaq bay u leedahay, in ay diintey rabto raacdo, qofka lama garo arrimihiisa gaarka ah. deyntey rabaan ha galaan. ma iyagaa diin u dooraya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*