DAAWO VIDEO:Dowlada faderalka oo Albaabkii Imaraadka Iyo Sucuudiga Kasoo Handaraabtay

Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan viisaha xajka lagu bixin doono qaab electronic ah halkii sanadihii hore dalka didibadiisa loo qaadi jiray.

Wasiirka Wasaaaradda diinta iyo Awqaafta Soomaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in xafiiska wasaarada lagu daabici doono viisaha taasi oo uu sheegay ineey dabooli doonto in dalka dibadiisa loo qaado baasabroorada xujeyda soomaaliyeed.

Wasiir Sheekh Nuur ayaa ayaa sheegay in sanadkaan arimaha xajka dowlada ay aad uga shaqeysay isla markaana waxbadan kaga duwanyahay sanadihii hore.

Wasiirka diinta iyo Awqaafta wuxuu kaloo sheegay in la mideeyay qiimaha xujeeyda soomaaliyeed ku soo xajin doonaan.

Halkani Kudhufo kana Daawo Dowlada faderalka 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Xaarre Saalax: kkkk kkk kkkk Farmaajo imaaratka ayuu u socdaa, maalinba shekaad ku marqaantan. Berbera ayad beryo ku soo qayishen kkkk kkkk last week gini iyo booqashadii muuse handaraab,Farmaajo imaaratka wuxuu u tagayaa in la joojiyo xiriirka iduur iyo carabta, jaadka haku seexan kkk kkkk kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*