DAAWO VIDEO:Fadeexadii Maxamed BK Nairobi Kaga Dhacday Wariye Cali Xaraare Sir Badan Soo Bandhigay,Caydi Beesha Ogaden BK U Gaystey

Ilaa hada Waxa la Sababaynayaa Sababta uu fadeexada Ugala Kulmay Nairobi,Iyadoona hada Hargeysa Laga Wado Show Dadweynaha Hargeysa uu kula Hadlayo waxa kaga Dhacay nairobi Iyo in laga Dhaqo fadexada kaga Dhacday halkaasi.

Maxamed BK Fanaanta Aadka u Aamin san Qadiyada Soomaliland fadeexada Ku Dhacday waxa Soo bandhigaya Wariye Cali xaraare.

Halkani Riix Video Muuqaalka Fadeexada

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. bk waa nin ganacsade ah waxba unoqon maayo show uu nirobi ka
    dhigo oo shilimadka kaso baxana
    shaxaad uun Nairobi lagaga qaadi
    lahaa.
    Haduu hargeysa kusoo bandhigaya
    show dhulgariir ah oo tikidhadiisa
    lakala waayo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*