DAAWO VIDEO:Fanaanad Afka Furatay Dagaalka Gobolka Sanaag weyn Uga Ilmaysay

Fanaanada Dagan oo ka Mid Ah Fanaaninta Aadka uu U Maskax maray Qadiyada Soomalilander Nimada Ayaa Siweyn Uga Ilmaysay dagaalka Ceel-afweyn oo Dhex maraya Laba Beelood oo halkaasi wada Degan.

dagaalka Ceel-afweyn Ayaa Noqday Kii ugu Adkaa oo xakamayn Weydey Maamulka Soomaliland,waxaana Lagu eedaynayaa Inuu Muuse biixi Dagaalkaasi Gacan Ku leeyahay,Isagoo ka Dagaalamaya Beel ka Mida Beelahaasi.

Gobolka Sanaag Ayaa xarun Coladeed Noqday,waxaana Beesha Warsan gali ka Tashaday Soomaliland Ilaa Suldaanka Guud ee Beeshaasi uu Sheegay Inay Puntland Ka Tirsan yahiin.

hadii Gobolka Sanaag uu noqdo gobol Nabadeed waxaa Muuqanaysa Inay Beelahaasi ka Tashanayaan Soomaliland oo Noqotay Hargeysa ,Ilaa Beelahi Burco xataa ka Tashanayaan Soomaliland.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*