DAAWO VIDEO:Fanaanada yurub Geenyo oo Amaantii Ugu Weynayd kala Dul Dhacday Shacabka Puntland”VIDEO

Xili Inta Badan shacabka Puntland u Dabaal dagayaan sanad Guurada Kasoo wareegtey Markii la Aas Aasay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Aduunka Looga dabaal dagayo.

Fanaanada Yurub Geenyo Ayaa Soo saartay Hees Aad u macaan oo dabaal Dega Puntland loogu Talo Galay,Waxaana Yurub Geenyo oo Hobolada Ugu Cod Macaan fanka Casri Ah.

halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

    • ASc.
      KU:Mooryaan-Huutuu (fulay Dile).
      Lama faanin reer puntlaan ee waxaa lagu sheegay waxay yahiin oo dhab ah.War ma shacabka reer puntlaan baan nabada jeclayn?
      Waa la wada ogyahay oo adiga iyo inta kula fakar ah waxaad jeceshahiin in ay reer puntlaan isu cunaan sida ka jirta koonfurta soomaaliya oo kale.War xaasidnimo iyo nacayb joogto ah cidna dhawaaca uma geystaan.Mooryaan yahoow Huutuugaa haddii ad adigu wax isku haysid waxaa laga arki lahaa tuulada ay beeshiinu degto ee ad dadka ku qalataan.
      Ugu dambayn haddii ay reer puntlaan yahiin FULAYO may dhulkooda soo dagaan kuwaad leedahay waa GEESIYAAL?
      Mooryaan yahoow haddii adan adigu ahayn Bakal (fulay) maad soo qortay qoraal dhan?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*