DAAWO VIDEO:Fanaanka Maxamed Bakaal oo ka Hadlay Cunsurinimadi Hargeysa Lagula Dhaqmay “Waa Run waa Lay Cunsuriyey””

Fanaanka Kooxda Xidigaha Geeska Kujira Maxamed bakaal Ayaa ka Hadlay Wiixi Lagula kacay magaalada Hargeysa oo Gaadhey In Loogu Hanjabey Inuu ka Baxo magaalada Hargeysa.

Waraysi uu Bixiyey Ayuu Uga Hadlay waxaana uu Xaqiijiyey In Ay Dhacda oo xaqiiq Tahay Sidoo Kale waxaa uu Sheegay fanka in siyaasada Laga Daayo,isla Markaasina Ay Kooxo wadaan dagaal hargeysa Ka Wadaan oo Looga Soo Horjeedo.

Halkani Riix Video Muuqaalka

 

4 COMMENTS

  1. Maamul beeleed qabiil dhisto ayay dhaqankiisa tahay inuu qabiilku Ka awood bato sharciga, faysal cali waraabe ayaa laga hayaa video live ah oo uu ugu hanjabayo dil ( Waanu ku tooganaynaa midgan yahoow) wuxuu xildhibaan black , taasi waxay markhaati cad u tahay inaan maamul beeleedka iduur lahayn sharci iyo nidaam laysuguna faano qabiil iyo reer reer, si kastaa oo looga been sheego runtana taariikhda ayaa qoraysa inaan qabiil keligood qaran noqon karin, iduur waa hal beela oo ku dhaqanta cunsiriyad iyo nacayb beelaha ay degaannadooda xoogga ku haystan iyo kuwa la deggan.

  2. ASC.
    Inkastoo anan oran karin reer hargeeysa oo dhan baa wada saas ah,hargeeysa caan bay ku tahay kala sooca soomaaliweeyn.Waa dhaqan iyo dabci soo jireen ah oo an sahal wax looga qaban karin.Dawladihii hore ee soomaaliya waayehoodii waxaa magaalada Burco daganaa soomaaliweeyn aad u badnayd oo badidoodu ku lahaayeen ganacsiyo baaxad lahaa.Markaas bay Burco noqotay meesha laga dhoofiyo xoolaha soomaaliya ka dhoofa 85% oo haddana ay Burco ku soo baxday meesha soomaaliya oo dhan ugu nolol fiican oo ugu dhaqaalo badan meesha aysan hargeeysa joogin soomaali kale.Waayahaas maxay soomaalida kale u dagi waayeen Hargeeysa?Waxay u dagi waayeen waxay ogaayeen in ay Hargeeysa caan ku yahay midab kala sooca soomaaliweeyn.

  3. Maxamed Ciro Bakaal waa Reer Hargeysa. Cidina kuma dhacdo iney dhibaato u geysato. Tilifoonbaa looga hanjabey. Dee tilifoonkana cidii doontaa waxey doonto ka odhan karta.

    Magaalo walba oo Soomaaliyi degentahay in xun iyo in sanba waa laga arkaa. Garoowe ayaa u danbeysay oo waa tii ay qaar labada inan iska afduubteen ee la ogaa.

    Dadkiinan qabiilka caayayaa cidna waxba yeeli meysaan ee idinku isku tudha.

    Keyse isagu waa Xaare oo nasakhaasi wuxuu doono ayuu iska yodhaaye ninkaan canaanayaa waa Atoore.

    Sxb Gaal kacayo waxa qabyaalad ahaan uga dhaca Soomaalida kale kama dhacaan ee maxaad dad kale ugu foorarin. Bal is yara dhowr Nin yahaw.

  4. Ahmeq iduur @ Abeeso iyo iduurba afkooday eedaan kkkk kkkk kkk Aqli iduur iyo ilko dameerna siman, waanu is naqaan, isu dhuuman mayno, cuqdad iyo caddiifad qabiil in iduur ku habsaamay su’aal kama taagno,marwalba maamul beeleedka iduur wuxuu ku caan yahay been iyo huuhaa laysku marin habaabiyo, dulmi iyo godob sokeeye oo lakala galo, waxaana aasaas u ah bisayl la,aanta siyasadeed iyo waayo aragnimo la’aan badan xaggaemaamulka, waa dad dhaqan jabhadeed iyo isla wayni marqaan iskugu faano, sharci la’aanta iyo hayjalkii dawliga ahaa oo meesha Ka maqan banayba jirin sharci ama dastuur kala haga laamaha fulinta iyo sharci dejinta, maamul beeleedka iduur xildhibaan ma jiro xasaanad haysto marka laga reebo inta loo yaqaan jeeganta oo iyagu ka sarreeya xeerka qabiilka iduur u degsan, beenbaa beerka laysaga xaaraa,iyadoo ruuxii laga dareemaa inuusan la jiin qaadi karin xeerka beesha dhexe wuxuu mutaysanaya xarig iyo cunsiri nimo, dawlad nimo ma ahan mid marqaan iyo walli lagu raadiyo sida iduuur ictiraaf ugu raadiyo qabiil kaligii ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here