DAAWO VIDEO:Faysal Waraabe Cid Qabsata Malaha Miyaa Gafka Beelaha darood uu Ku hayo ,Mar Kale oo uu Ku Gafey.

Faysal cali waraabe Ayaa Mar kale hadaladiisi Looga Bartay Weerarka beesha darood uu Ku hayo ku kacay,Isagoo Beesha Hawiye Ku oowr kacsanaya Ayuu Sheegay Inay Tol yahiin ,dagaalka Beesha Daroodna Ay iska kaashanayaan.

Faysal cali Waraabe Ayaa Weerar ku Qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Puntland Sidoo kale waxaa uu  ka Hadlay gudigii wada Hadalada ee la Magacabay .

Faysal Ayaa Looga Bartay Inuu hadalada Beesha Huwan Iyo nacaybka uusan Afka Ka Ilaalin.

halkani Riix Video faysal waraabe

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

7 Comments

  1. @ Suldaan Prof Taajka Maakhir ”’ May Allah Bless Him ”’

    Suldaan Salaan sharafti Saldanadda Maakhir Coast ayaan ”’From Guthenburg Sweden ”’ hawadeeda kaaga soo gudbinaya oo aan isleeyahay berito oo taariikhdu tahay 22/07/2019 in aan ka dhoofo.
    Suldaan waxaan kuu rajeynaya caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban.

    Suldaan sow ma ogid in saddex arimood lagu guuleystay marka laga soo bilaabo 1995, saddexdaas arimood waxay kala ahaayeen sidan hoos ku qoran
    1- In Beesha Dhexe aan loo Aqoonsan dawlad ka Go’day Somaliya
    2- in U.N ay u aqoonsato Sool & Sanaag ” Disputed Regions ” between Puntland & somaliland
    3- in Beesha Dhexe khilaafka dhexdooda yaala dusha laga daawado

    Haddu iska hadlo Faysal ama caytamo waan u garaabaya sababta oo ah wixi beeshiisu doonaysay waxay noqotay waxba kama jiraan. waxa keliya oo Somaliweyn u ogoshahay waa Maamul Goboleed ”Take it or leave it full stop ”

    Kheyr baan idin rajeeyey ismaqal dambe oo xiiso leh.

  2. Iidoor waa langaab, langaabna waxa lagu garta cay iyo cuqdaad. Marka cay langaab wax kama qaadi karto beesha barakaysan ee landheerayasha Darood.
    Raga waa la iska dhacsha ama wala iska amuusa. Nacala wixii habro ku abtiirsta ku yaal. 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂

  3. ** SACAADATUL SULDAAN DAB LA RIDAY (XAFIDHAKALLAAH)

    Ahlan Wasahlan Wamarxabban,

    Suldaanka Karaamada huwanoow waan kaa guddoomay salaantaada sharafta iyo sha’niga leh oo waxaan adiga iyo caa’ilada ba hawada idiin soo marinayaa isla iyada oo la sii carfiyay.

    Suldaan waan ogahay in aad tahay xoogsade xalaal quute ah ee uu Eebbaheen raxmaddiisa baalal uga dhigay oo in aad mar ba dunida dacaladeeda meel naga soo salaanto waa wax aan aad ugu farxo xaqiiqdii. Waxaan dhawaan rajeynayaa in aad Amazon Jungle oo aad badeecado geysay salaanta nooga soo dirto Suldaan.

    “DHAALIKA FADHLULLAAHI YU’TIIHI MAN YASHAA’U WALLAAHU DHUUL FADHLIL CADHIIM”

    Waa qawlka Alle SWT oo aan ka leeyahay Maasha’ Allaah Eebboow ku siiyaadi oo kuu barakee Sacaadatul Suldaan. Isha xasadka iyo shar oo dhan Eebbe ha kaa xafidho Suldaan. Soo noqo anoo nabad ah.

    FII AMAANILLAAHI WA XIFDHIHII SULDAAN.

    • ASC.
      Cismaanoow intaad ammaanysid Dab La Riday ma waxaad weyday cidkaloo ad ammaantid?War ammaanta ha u gafin oo mari waajibaadkeeda oo u dir meel u qalanta.Dab La Riday ma qabanayaan ammaanaha ad la dul taagan tahay.Waayo kuma uu habboona ammaanahaas.75% anigaa uga habboon Ugaasnimada iyo Boqortooyadaba.War geedkaan qaaqlaha ah baad ku sheegtaa Ugaas.
      Fadhi-ku- dirir dhab ha moodin.

  4. ASC.
    1.Faysal Cali Waraabe iyo hadaladiisa malaayacnigaa la iskama daayo miyaa?Goormaa la baranayaa nac-nacda Faysal?Faysal qof weeyn iyo qof yar midna ma aha.Mudo dheer buu faysal soo caayey Daarood.Daaroodna uma jawaabo.Saas darteed Darood Oday Faysal uma haystaan in uu yahay nin caadi ah.Sababtoo ah nin caadi ah oo kala yaqaan santa iyo xunta ma caadaysto waxuu Faysal ku hadla had iyo jeerba.
    2.Faysal,Hawiye waxaa uga sokeeya Daarood oo ay wax badan hawiye wadaagaan.Hawiye iyo faysal waxaa isu keena Ashahaadada iyo labada kITAAB ee Islaamka.Faysal dadka uu ugu CAY badan yahay waa Hawiye oo uu ku sheego wax ay yahiin iyo wax aysan ahaynba.Calaa kulli xaal lahan ma leh hadalada Oday faysal ee iskadayo oo yaynaan ku dambaabin.
    3.Tan kale waa qalad 100% in faysal dartiis wax xun looga sheego beelaha (Isaaq) ee uu ka soo jeedo Faysal.Waayo beelahaasu masuul kama aha gafafka tiroda badan ee ka soo burqada Afka Faysal.Hadalada Faysal ka soo qaada waxaan qeymo lahayn oo qashinka ku dara.

  5. @ Atoore
    Carabtu waxay ku maahaahda ” Alima-yacrifak ma yataminak ”

    Waxa kalo carabtu tiraahda ” Al-Badow Ma yadkhul Al-jannah ”

    See you After August insha allah.

  6. @ Atoore

    Carabtu Waxay ku Maahmaahda ”’ Alli-maayarifak Maa yatiminak ”’
    Waxaa kalo carabtu tiraahdaa ”’ Al-Badow maa yadkhul Al-jannah ”’

    See you in Sept insha Allah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*