DAAWO VIDEO:Gabadh Reer Hargeysa oo Madaxweyne Farmaajo cayday Iyo Muqdisho

Fanaanka Maxamed Bk Wallaashiis Oo Gabay Xiisad Abuuri Kara Usoo Qaaday Soomaalida Reer Xamar Muuqaalka Video Gabayba Oo Hoos Idin Kaga Muuqda Kana Turjumaya Mid Ku Digasho Ah Si Adagna Ula Hadashay Soomaalida Xamar.

Maxamed Bk Wallaashiis Oo Caro Xoogan Ka muuqato Ayaa Gabay Geeda Ama Tixda Maaso Aheeyd Mid Gaf Ku Ah Bulsha Weynta Reer Xamar Waana Wax Laga Xumaado In Xiisada Heerkani Gaarto Todobaadkan Oo Baraha Bulshada Ay Isticmaalaan Aad looga Dareemayay Xiisada Dhalisay Maxamed Bk Oo Kenya Xaflad uu Lahaa Ay ka Joojiyeen Dhalinyaron rer Kenya Ah Taasina Ay Dhalisay In Dagaal Hargeysa Iyo Xamar Kadhex Qarxo Soomaalida Isticmaasha Social Meediyaha.

RIIX HALKAN SI AAD U DAAWATO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. Somaliland oo dhahar lawareegtay yadoon xabadna ka dhicin.
    Maanshalah maxaa mashaariic kasocota.
    Walee nimankii dubays way kaga dhabeyen hadalkodi ahaa waxaanu
    Soo xidhaynaa xadka. kkkkkkkkkkk

    • ASC.
      KU:Xaaji-Saalax.
      War Islaantu ma eedadaabaa?Xagganana waa ku ceeb Islaan intaas le’eg oo dadka aflagaadaysa.Waxaa kaloo nala ceeba Oday weeyn oo waliba masuul dawladeed ah in uu had iyo jeer dad caayo.Ayana nala kama helo Odayaal caaya ummado dhan oo an wada dambiilyaal ahayn.

  2. Soomaaliyeey hal qaata, naagtan waxey kamid tahay kuwii filimada wasmada ka duuwi jiray. Waxa umaleynaya shawaaadeeda ay laaqii jirtay aya ku qaaday. Kkkkkkkkkkkkk

    God Bless Somaliland.

  3. Qof iyo muuqii is leh kkkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk habartu geerishen bay la soo ilka beeshay, afka iyo futada waysku daloolan, waa noocii cabdi malow ku yiri maxa Dhakh nabaratay.

  4. Qof iyo muuqii is leh kkkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk habartu geerishen bay la soo ilka beeshay, afka iyo futada waysku daloolan, waa noocii cabdi malow ku yiri maxa Dhakh nabaratay.

  5. Qoftani cid ma aysan caayin ee suugaan bay wax ku karbaashtay. Kuwa lagu wiiqay in ay caay iyo amaan u kala saari karaan ayaa ba isweyddiin mudan.

    In kasta oo ay run ka sheegtay xaaladda Xamar ka jirta waxay xaqiiqadu tahay in dhibaatadaasi Hargeysa laga soo maleegay oo laga na soo maalgaliyo.

    Walaalahaaga aad dhagartay lagu ma sii digto Hargeysaay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*