DAAWO VIDEO:Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka Hadlay Weerarkii Kismaayo

Garaad jamac Garaad cali Ayaa ka Hadlay weerarkii magaalada Kismaayo iyo dadkii ku Dhintay Weerarkaasi waxaana uu ilahay Uga Baryey Inuu Janada Geeyo inta Ku dhimatay inta Dhaawacana Alle caafiyo.

Garaadka Guud ee gobolada SSC Garaad jamac Garaad Cali Ayaa Ku tilmaamay Weerar Naxaris Daro Isagoo baaq u Diray Umada Soomaaliyeed Meel kasta oo Ay Joogaan.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

5 Comments

  1. Garaadka Guud ee sool & Sanaag,degmada buhoodle Garaad jamac,oo utacsiyeyey 2 Qof oo besha uu ka so jedo ah,kuwas oo uu si khasa magacoda uxusay,waxay ahayd nin uusan kala socin Dadka somalida ah oo meshas ku halagsamay,madama uu yahay nin ween oo garada oo magac ween ku leh bulshada somalida,

    • Dadku yiqiinnay hadduu xusay misna raaciyey intii la dhimatay Alleh ha unaxariisto, miyaad dooneyse in uu magacyadooda tiriyo inta halkaa ku dhimate?
      Waxkale oo lagu mashquulo ayaa ka badan,

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*