DAAWO VIDEO:Isaaq oo Habar Habar Isku Haysta”“ Habar Jeclo Muuse Biixi Cunaha Ayey Iskaga Duubtey Waar Hargeysa Ka Baxa…” Cali Curi

Waxaa Muuqanaysa Inay Soomaliland Gobol Gobol U kala Jabtay iskuguna Dhagan tahay,waxayna Noqotay In Hargeysa La kala Sheegtay In layskaga baxana Codsanayaan,Beesha Muuse biixi Ayaa Ku Baaqday in layskaga baxo Hargeysa.

Kadib markii Xildhibaano Dhaliileen Siyaasada Muuse Biixi Ayaa Siyaasinta Beeshisu Ku Baaqeen  In Hargeysa Layskaga Baxo.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Marqaanews rayiga dadweynaha miyaad war nooga dhigaysaan?????????????
    Shan crsho kahor baanu ka akhrisanay boga rayiga dadweynaha ee somaliland today.kkkkkkkkkkkkk

    Sheeko kale keena

  2. Wargeysyada ingiriiska kasoo baxa
    oo farmaajo ku tilmaamey hogaamiye kooxeed.
    Beeshii caalamka oo quus kataagan maamulka farmaajo.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Xaaji saalax

    Farmaajo maahan “hogaamiye kooxeed” ee waad ogtahy qofka HOGAAMIYE KOOXEEDKA ah ee HABRAHA isku dhamaaday kala qabta Farmaajo warkiisa waa laidiin dhaamaaye kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*