DAAWO VIDEO:Khatarta Adan Ogayn ee Facepp naftaada Ku Keeni Karayo Iska Ilaali

Dhanka Kale Waxaa oo La Sheegay Inay Surtagal Tahay Inay tahay In wajigaaga Loo Ekaysin Karo Dad Danbiilayaal oo laga Cabsi Qabo Inay Shirkadani Xirir la leedahay,Gar Ahaan Dadka darooga Ku Shaqeysta oo Aduunka Raadinayo.
Madama Halka Aad Joogto Maclumadkani Sheegayo Waxaa Surtal Ah Inay Markaad Galiso Facepp Sawirkaaga Waxa Heli kara Cid kasta oo Isticmaasha,Sidaasi darteeda Xataa Wajigaaga Ayaa Dad Lagu Dhaci karaa Ama Dhib lagu Gaysan Karaa.

Warbixin oo Qoray Wargeyska Dail Maily Ayaa Sheegaysa Inay Facepp Yahay Khatar Weyn oo Hada Soo baxday,Balse Soomaalida oo Ana Inta badan Ka Fiirsan Waxay isticmaalayaan Ayaa Isbuucani Aad Ugu Yaacay isticmaalka App-kani.

Shirkada Facebook Ayaa Iyadana Sheegtay Inay La talaacayso Qaankii Appskaasi Uga Mamnuuci lahayd In Acoountkeeda Lagu Isticmaalo ,Madama Ay Jireen Apps Horay facebook Looga Dhex gali Jirey.
Sidee Ayaad Khatarta Iskaga Ilaalin Kartaa?

Halkani Riix Video Muuqaalka Halis

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*