DAAWO VIDEO:Madaxweyne Deni oo Laga Mamnuucay Boosaaso ,Dignin Iyo Fariin Odayaal u Diray

Boosaaso(Marqaannews.net)-Iyadoo Odayaal lagu Xidhay Boosaaso waxaa Arintaasi Shir ka yeeshay Oodayaasha Iyo Wax Garadka Boosaaso oo eedayn badan ujeediyey Madaxweynaha Puntland Qaabku Ku Dhaqmayo.

Odayaashan waxay cambaareeyeen talaabada ay Xukuumadda Puntland ku xirtay qaar kamid ah waxgaradka Boosaaso, waxayna sheegeen in ay talaabadaas tahay mid muujinaysa xaalad laga fiicnaa.

Madaxweynaha Puntland, waxay ku eedeeyeen in uu wado ficilo muujinaya kuwa horey looga soo gudbay, waxayna qaarkood ku eedeeyeen in uu fashilmay.

Halkani Riix Video Odayaasha

Nabadoonada hadlay waxay sheegeen in jidadka burburay iyo Canshuurta shacabka laga qaado aysan is laheyn, deeqdii ay ka heleen dawladda Faderaalkana, waxay sheegeen in aysan celin doonin.

Go`aanka ay qaateen odayaashan dhaqanka ayaa muujinaya mid ay ku taageerayaan dadka la xiray oo diiday in ay dib u ceshaan lacagtaas markii uu dalabkaas ka yimi Xukuumadda Puntland.

Ciidamo badan ayaa lagu soo daadiyey maanta magaalada Boosaaso, waxaana wararku sheegayaan in ay Xukuumaddu amartay in lasoo xiro cid kasta oo isku dayda in ay falal banaanbaxyo ah ka sameyso gudaha magaaladaas.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

5 Comments

  1. Dee pudhlayn laba mid hasoo gasho
    Inay ka baxdo dawlada ay qaybta ka tahay
    Iyo inay qaadato awaamiirta dawlada ay qaybta ka tshay
    Labadaa waxii u dhexeya yacyacood baan u arkaa

  2. Habar Saalax,
    Adiga shaqo kuu taallo ma’aha Waxa ummada soomaaliyeed ee aad iska faquuqday ka dhexeeye!
    Konteenerka adigu ka dhex qayli ilaaqiyaamaha.
    The Somali issue is for Somali Nationals only, not for the separatists

  3. XAJI SALAX IYO JAMAC JOJIYA CAYDA UNA HADLA SIDA DAD MASULIN AH.

    hadan ka hadlo puntland & Xukumada muqdisho labaduba khalad ayey leyihin,1aad waxa iskaleh Xukumada muqdisho,waxay Werar ku Qaday mamulada sharciga ah oo wadanka ka dhisan,oo Sida lagu so dhisay dhib badan laga somaray,waxay ahayd marka hore in aay koxaha dhalinyarada ah & mamulada wadanka kajira & xukumada fadaralka oo iskashanaya in aay wadanka ka nadifiyan kadibna wadanka Dasturkisa & shurucdisa Qabyo tiran,mida kale hadan puntland Tusale usoqato,waxay shegtay in Xirirki ujartay hadana Tasi mahirgalin,2 malmod kahor shir aya garoowe uga socdey wasirada 5 mamulgobaled & Wasiir kasocda xukumada fadaralka somalida ee muqdisho,Asbuci hore R/wasare khayre aya Boqanayey gobalka mudug in kasta oo mamul xumo kadhacday,taas oo 2 dhan midna si sax ah udhaqmen,somaliland waxay kaga ficantahay mamulada kale warkedu wa mid cad.

  4. mahamed sulub

    zxb wad ku mahadsantahay rayiga saliimka ah,ninka caytamay
    waa jamac anigu soo jedin un ban waday
    Matalan dhawr iyo tobanki sano ee
    lasoo dhaafay pl waxay ka laaladay
    dawlada muqdisho hadey maalin heshiyan malin labada waa col
    todobadkii hal mar ayay pl ku
    dhawaqda xidhidhkanu ujarnay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Taasun baan lahaa ama toos uga
    Baxa ama awaamiirteda qaata.
    Waxii intaa ka dhaxeeya sheko
    dumar baan u aqaan.

  5. Waxaas waa sheeka ay Cadowga Puntland wadaan, waanse ka awood weynahay kuwaas, Odayaasha shar wadayaasha , shar wade soo direy, waajibkooda ayaa la marinayaa. jaahilnimaa haysa qofku haduu is moodo in uu waxkasta ka hadli karo wa dhibaati, waxaan waa siyaasad, waa dab waxa ay hurinayaa xaaraantaan, hala garaaco dhamaantoon.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*