DAAWO VIDEO:Madaxweyne Farmaajo oo Amar Culus Bixiyey Qaraxii Gobolka Banaadir Ku Saabsan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo Ayaa Amar Kusiiyey Ha’yadaha Baadhista Inay Warcad ka Keenaan Siduu Ku Dhacay Qaraxii Muqdisho Iyo waliba Saraakiisha Looga Shaki san yahay.

waxaana Kulan uu la Qaatay laamaha Amaanka Madaxweyne Farmaajo kala Hadlay In baadhitaan Dheer lagu sameeyo qarxaasi,Kulankani oo Dhamaan Saraakiisha Ciidanka iyo taliyaasha Joogeen Ayaa Looga Hadlay dagaal lagu Qaado Kooxda Shabaab Inay Dowlada dar Dar Gliso

Halkani Riix video Ka’daawo

Kulankani Ayaa Kusoo Aaday Kadib Weerarka Dhimashada Masuulinta Badan Dhaliyey ee Magaalada muqdisho,Waxayna Ka Hadleen Sida Weerarada Noocaasi Looga Hortagi lahaa

3 COMMENTS

  1. Doqon dile kkk kkk kkk doqonta Ka adag tahay miyaa? Abkay doolli diloow dad nool miyuu u daahaa, nin doqon dilay nin karmeedna uma daahayo kkkk kkkk doqonta lama dilo ee waa la daryeelaa.

  2. ASC.
    Waa dhaqanka madaxda xamar markii ay arini dhacdo in ay Tuute isku soo masawiraan say awood iyo waxtar leeyahiin.Lix ama todoba qof baa ku dhintay qaraxii u dambeeyey ee ka dhacay xamar labo maalmood ka hor.Kii Soobe ee ay ku dhinteen 800 oo qof intaas ka badana ay ku dhawaacmeen la isma weydiin,oo markiiba maamul ku sheega xamar way iska ilaaween.Way cadahay in ay ku fashilmeen maamulkii loo dhiibay Ina Farmaajo iyo Xassan Cali Khayre.xamar saddex meeloodoo meel bay ka talin jireen waanataas meeshii loogu yimid oo lagu laayey madaxdii halkaas.Meeshay nimankaasu ku dadaali lahaayeen sugida ammaanka xamar waxay isku mashquuliyeen bur-burinta maamul gobaleedyadii dhisnaa ee ammaanka ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here