DAAWO VIDEO:Musharax Cali Yarow Jubbaland”Axmed Madoobe Ayaa Idili Rabey ,Hodan Naaleeye Baadhitan Dilkeeda Ha Lagu Sameeyo

Musharax ka Mid Ah Musharaxinta U taagan Xilka Madaxweynaha Jubbaland Musharax Maxamed Cali Yarow Ayaa Sheegay Inuu ka Bad Baadey Dil uu U Qorsheeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam .

Musharax Maxamed Cali Yarow Ayaa Ku Eedeyey Inuu Madaxweyne Axmed Madoobe Awoodi Maamulka U Isticmaalayo Musharaxinta Xilka Kula Tartamaya,Waxaana Intaasi uu Sii Raaciyey Inay Magaalada Kismaayo noqotay meel U Xidhan Madaxweyne Axmed Madoobe.

Musharax Maxamed Cali Yarow oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada nairobi Ayaa Eedayn kulul Ujeediyey Madaxweynaha Jubaland ,waxaana uu Sheegay In loo bahan yahay Dilkii Hodan Naaleeye Iyo Weerarkii Baadhitaan Lagu sameeyo.

Halkani Riix Video Musharax Afka Furtay

Dhanka Kale waxaa uu Soo jeediyey In baadhitaan lagu sameeyo Dilkii Hodan Naaleye Iyo dadkii kale oo Ay Ahaayeen In Lagu cabsi Galiyo Musharaxinta.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*