DAAWO VIDEO:Puntland oo Buuhoodle Ka Dhigaysa Xarunta Difaaca Sool,Sanag Iyo Cayn ee Ka Dhan Sland,Ciidankii Ugu Xooganaa

Puntland Ayaa Dhaq Dhaqaaq Ciidan oo Xoogan ka Wada Gobolka Cayn Kaasi oo ka Dhan Ah Maamulka Soomaliland,Ciidan Xoogan oo Ku Sugan Buuhoodle Ayaa Ku Dhawaaqay Inay Bilaabayaan Dagaalka Dhanka Soomaliland.

Taliyaha Ciidamada Difaaca Buuhoodle Cabdiqani Sulub Dhagaweyne Ayaa Kusoo Bandhigay Ciidankani Puntland ee uu Hogaaminayo oo u Muuqda Ciidan Xoogan,Waxaana uu Sheegay Inay yahiin Ciidankii Ilaa Dagaalkii Kalshaale Kula Dagaalamay Soomaliland.

Taliyaha Ciidamada Difaaca Buuhoodle Cabdiqani Sulub Dhagaweyne waxaa uu Intaasi Ku daray fariin uu U Diray Soomaliland oo ku Sugan Deegaano ka Tirsan Buuhoodle.

Halkani Riix Video Muuqaalka

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Ciidamada Buuhoodle Oo Fariin Udiray Maamulka Somaliland?..kkkk wow
    —————————————————————————–
    1)Buuhuudle”: Cidan badan baa jooga way qarinayaan 1500.waa dhan yhiin?..?

    2)jeegaanta/Habarjeclo/Habar/Awaal jawaab military ka dhan ah.
    VIVA VIVA BUUHUUDLE, CUDUD GOBOLKA/NOOLOOW /NOOLOOW

  2. Qaddiyadda cunsurnimo ee SNM ka sokoow dhowr sababood oo kale ayaanay anigu iigu muuqanin suuragalka masalada ‘Somaliland’. Waxaa ka mid ah hab u oolka bulshaweynta Soomaaliyeed ee mandiqaddooda aanay cid kale sida qaalibka ah ku tarrixin.

    Marka laga hadlayo Soomaaliyi in ay shan tahay xaqiiqadu waxaa weeye in aanay shan u kala qaybsanayn ee sidaas wax loogu ekeysiiyay. Waa shubuh ee ma aha wax rasmi u jira. Sooyaalka, sinjiga iyo sowraca ba wali waa uun isla tii hore ee is ahayd. Soomaalidu waa biyo meel yaalla oo kale ee aan si kasta oo in la kala mooso la iskugu dayo kala soocmi karin.

    Sida aan hubo Soomaaliyi bulsho iyo dhaqan ahaan wali sideedii ayay isu dhex taallaa laakiin siyaasad qalaad baa walaaqaysa. Waxaa u sabab ah hannaan qalaad oo dhaqan zuul Soomaalida qaarkeed ku sameeyay oo ah halista ugu xun ee ku soo waajahan, dhaqan zuulkaas oo anaaninimo iyo xukun jacleysi reereed ay ka unkameen.

    Xaqiiqadu se waxay mar kasta ahaanaysaa in si kasta oo xuduudo siyaasadeed loogu kala baxo oo lagu na heshiiyo aanay xuduudahaasu waxba tari doonin waayo Soomaalidu waa biyo meel wadhan oo sidooda kale iskugu dhex milman. Xuduudo kasta oo la kala dhex dhigo waxba ka tari maayaan oo waa uun waqti iyo hanti lummis. Xuduuduhu sidooda ba dad iyo dhulal kala ah bay ku habboon yihiin oo ay ka dhex hirgali karaan laakiin dad iyo dhul is ah maya.

    Xaqiiqan baa dad badan seeggan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*