DAAWO VIDEO:Qofkii Ugu Danbeeyey oo hodan Naaleeye Nolosheeda Iyo Hadalkeeda Ugu danbeeyey

Dadka Soomaaliyeed Ayaa wali tabaya Qalbigoodana Aysan ka Go’ayn Hodan Naaleye oo Ahayd Shaqsi Dadka Soomaaliyeed ,Wayeel,Caruur iyo Sheekh Ay wada Tabeen hadalkeeda Iyo barnaamijyadeeda Inta Badan.

Hodan Naaleeye Ayaa Lahayd dad Badan oo ku Xidhan Barnaamijyadeeda oo  La Socon Jirey Sidoo kale Camera Duubayaal U gaar Ah,Hadaba Mid Ka Mid Ah dadka Ugu danbeeyey camerada U Duubayey Ayaa ka Sheekaynaya Nolosha Hodan.

 

Halkani Riix Video Qofkii Ugu danbeeyey

 

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*