DAAWO VIDEO:Sheekh Kenyawi Oo Oohinta Ceshan Waaye Geerida Hodan Nalayeh Ilahey Iyo Seygeeda

Dadka Soomaaliyeed Ayey Noqotay Geeri Siweyn U damaqday Geerida Hodan naaleeye ,dadka Arimahani ka Hadlay waxay iskugu Jiraan caalamka Iyo soomaaliya.

Hadaba Sheekh kenyaawi Ayaa Oohin is Celin waayey markii Geerida Loo Soo Sheegay waxaana Uu Sheegay Inuu isku meheriyey Isagu.

Halkani ka daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*