DAAWO VIDEO:Siyaasi Xersi Cali xasan oo Codsaday Midnimo Soomali,Tirada wariyaasha U Xiran Muuse ..

Waxaa sii Kordhaya Tirada wariyaasha Maamulka muuse Biixi cabdi u Xidhan iyo Dagaalka uu kala Kiro dadka Wax Ku Qora Baraha Bulshada Ku kulanto.

Tirada wariyaasha Xidhan sanadkani Ayaa Ka Badan 15 wariye waxaana Todobaadkani oo kaliya La xidhay 6 Wariye ,Siyaasi Xersi  oo wadani ka Tirsan Ayaa Faallo Dheer Ku Qoray wada Hadalada Soomaliland iyo Dowlada Faderalka Soomaaliya.

waxaa uu ka Hadlay Soomaliland 30 sano ku Dhow Ictiraaf raadinayaan oo ilaa Hada hal dal Aqoon san Iyo wax Qeybsiga Soomaaliya.

halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Muuse Bixi:- Isagaa Siyaasada Ka Saaray Cigaal, wuxuuna ku soo celiyay siilaanyo?..
    —————————————————————————————#
    1)Muuse Biixi miyuu Somaliland ka qabtay Cigaal Mise Cigaal ayaa Somaliland ka qabtay”? Madaxwaynihii labaad ee Somaliland Maxamed Xaji Ibraahim Cigaal casharo badan ayuu Somaliland uga tagay duruustaas waxa kow …kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*