DAAWO VIDEO:Soomaliland oo Cor Caare u Diraysa Cali Khaliif Inuu Lasoo Hadlo,Soomaliland Kusoo Celiyo

Siyaasinta Soomaliland Qaar ka mid Ah Ayaa Soojeediyey In loo Diro Cor. Caare Cali Khaliif Galaydh Iyo Siyaasin Dhulbahante Ah,Si Ay Uga Soo Dhaadhaciyaan Inuu Joojiyo dagaalka wada Hadalna Diyaar uu Noqdo.

Hure Buuba Ayaa Soojeediyey Inuu Muuse Biixi Cabdi Cali Khaliif galaydh u Diro Cor. Saciid Cawil caare,Sababta Loogu Dirayo waxay u daliishanayaan madama Cali Khaliif Isaga Jabhad Soo Ahaa waa Dhexdaasi inuu Kasoo Dhaadhaciyo dagaalka Inuu Joojiyo.

Caare Ayaa U Muuqda Inuu Kasbaday Shacabkii Gobolka Sanaag oo dagaal kala Hortagaya Ciidamada Maamulka Soomaliland Marka Dagaalka Dhaco.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*