DAAWO VIDEO:Soomaliland oo Diidey Fanaan Cawaale Adan Show inuu Hargeysa ku Qabto BK Aargoosi

somaliland .war fariin Qoraal Kasoo baxay xafiiska madaxweyne Muuse Biixi Ayuu Kusheegay Awale qarankan somaliland neceeyb uu uqabo inuusan kaqeyb qaadan xafladihi Xuska qaranimada somaliland 18 may Toronto Canada sida ay Soo gudbiyeen Kumunitiga Community ga somalilanderska Toronto Canada hadaba wax Cawale layidha imaan Maayo dalkeena waa sida fariin qoraalka kayimid Toronto Canada ee xafiiska Muuse Biixi Soogaaray

Labo maalin kahor ayaa show laga joojiyay fanaanka maxamed s bk uu ku qabsan laha dalka kenya gaar ahaan magalada nairobi
Bk ayaa cadho darteed showyada hargeisa si dad ban iyo si toos ah u maamuli doona
Hadaba cawale maadama aanu lasoo xidhiidhin bk show maku qabsan karaa hargeisa

Halkani Ku Dhufo Video

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

12 Comments

  1. Fanka” & Suugaanta”:-Laxan (Af-Ingiriis: Melody; Af-Carabi: لحن) waa habka iyo nidaamka dhawaqa hees leedahay, taasi oo fanaan ku luuqeeyo. Laxanka waxaa loo sameeyaa si heesaha loo kala sooco isla markaana loogu qurxiyo iyo macaaneeyo dhadhanka hees, gabay iyo ereyo loogu talogalay in dad lagu madadaaliyo.

    Sida caadiga ah heesaha Waxaa marka hore alifa abwaan, ka dib ayaa laxanka la saara, muusig loo sameyaa, ilaa ugu dambeynta fanaan ku luuqeeyo. Sidoo kale, heesta marka laxanka la saaro ayaa muusiga loo samayn karaa. Guud ahaan laxanadu way kala duwan yihiin, kala macaan yihiin. Laxanka heesaha Soomaalida wuxuu ka tirsan yahay shan dhawaaq nooc la yidhaahdo.(fanka Qabiil Ma Leh)Siyaasad shaqo kuma Leh.?
    —————————————————————————

  2. Somaliland”: House Of Horrors(Hargeysa City)?….
    —————————————————-
    1)waxaan aad uga xumahay habdhaqan xumada maamulka somaliland?…(jeegaanta)
    I am saddened by the misery of somaliland administration.
    ——————————————————————————–
    fanaanka Qabiil Ma Leh/ Siyaasada Shaqo kuma Leh)? (waali.com)

  3. Warshad soo saari doonta daqiiqda oo laga horgeliyay somaliland
    Waa in qamadida wadanka kasoo goda
    Daqiiq laga saneeyaa waxsosarka
    kaluunkana la kordhiya waxan dibad
    uga baahanahay baa iska yar markaa

    HORAA LOO SOCONAYAA

  4. Mingistume

    Illaahay haku siiyo indho aad waxwalba ku aragto. Somaliland bey adiga iyo dad badan oo kale ka dhaceen.

    Warkani waa Been. Dawlada Somaliland ma Bixiso Ruqsado ay Fanaaniintu ugu yimaadaan iyo mid kale toona. Dadka Shacabka ayaa soo dhaweeya. Fanaaniinta is gareyneysa inaanay shacbiyad Somaliland ku heysani dee sabab ay u yimaadaanba ma jidho sxb.

  5. Ahmed/Salaan Gobeed:. Hadal waa margi nina si u yiri ninna si u qaaday.
    Waxaa kale oo jira erayo iyaguna si caam ah loo faafiyo oo marna u qorma si jumlo – weerayn ah marna u … Waa in uu fikrad iyo hadal kasta raaciyaa waxaa la yiri:”… … saarna in aan qormadan ku soo qaadano ee sidooda ayey ku saxsan yihiin oo aan u dhaafaynaa. … “Bahal ceeriin ma daayo, nina caadadii ma daayo”.(mahadsanid)

  6. SOMALILAND”: TRIBE CAN NOT BE A NATIONAL LAND” TORRITORY)”?(FROM FAMILY TO NATION)?…
    —————————————————————————————-
    1)SOMALILAND”: CALAN, TRIBE, IN ISAAQ”?…

    2)A stateless nation is an ethnic group or nation that does not possess its own state and is not the majority population in any nation state. The term “stateless” ..
    ————————————————————————————
    WHY YOU SHOULD BE A NATIONALIST” IIDOO?

  7. Mingistume

    salaamulaahi calayk. aad iyo aadna waad nooga qoslisiisay. Somalialnd house of horrors.

    Ninka adeero muuse nafsadiisa ayuu kahatar ku yahay, nin waalan oo gacmaha in laga xiro oo guri miinaysan lagu soo xiro mooyaane, isna wuu daldalayaa dadkanu wuu salfanayaa.

    Bal arag siduu xukunka u qabtay dabka uu sanaag,sool ku shiday, maantana wax natiijo ah kama helin. subax walba wuxuu kusoo waaberiistaa mashaakil cusub oo xalay fiidkii aan jirin.

    Ummad marka la rogayo dad habaaran baa hogaanka loo dhiibaa.–anigu ma oran ee horaa loo yiri.

  8. doorasho baarlamaan.

    Wuxuu kaloo ka warwareegayaa marka lagu yiri doorasho sidan arimuhu yihiin ee boqolkiiba sideetan iyo shan hal reer baarlamaan leeyahay cidina dib danbe u gali mayso, marka wuxuu doonayaa inuu meel kale wax u raro oo dadka ku yiri baarlamaan soo geli mayno ilaa xaqii aan lahayn aan meesha ka helno aya xaaladii oodhan ku cakirtay.

    bal adba si dheh. kkkkk

  9. majajilaysteyaal.

    Odaygii xaga hore yiri baasaboorkii waan nacay ,…..laakiin waa inka dhowranayaa.

    kkkkkkkk

    bakhtiga macunee, fuudkiisaan cabaa.

    war odaygu waa nin wanaagsan ee kkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*