DAAWO VIDEO:TOOS-Dagaalkii ciidanka Somaliland & Caarre iyo Ceerigaabo oo toos hubka laysugu garaacay.

Khasaare nafeed iyo mid gaadiid ayaa ka dhashay dagaal ciidamada Somaliland iyo jabhadda Caarre ku dhexmaray deegaamo hoosyimaada magaalada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag iyo kacdoono ka bilowday gudaha mgaalada Ceerigaabo.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii jabhadda korneyl Caarre ay shalay ka guureen goobtii hore ee ay deganaayeen una guureen deegaankan cusub oo uu ku yaallo jidka muhiimka ah ee Tabca oo ay ku dhowyihiin buuraleey ku wanaagsan dhufaysyada dagaalka.

Inta la xaqiijiyey hal gaari oo nooca dagaalka ay ayaa goobta lagu gubey waxaana dad goob joogayaal ah ay warbaahinta u xaqiijiyeen inuu kamid ahaa gaadiidka dagaalka ee ciidamada Milatariga maamulka Somaliland walow aysan xukuumaddu ka hadlin.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Dagaal iyo dulmiyada: Beesha Isaaq Dhexdooda?….. Ka Jira Maanta
    ——————————————————————–
    Dagaalka hadii saa lagu daayo ma dhamaanayo
    Dagaalka hadii saa lagu daayo ma dhamaanyo.

    Marmarka qaar wakhti yar wuu joogsamayaa.

    Waxaad moodeysaa, inuu dagaalku dhamaadey.

    Laakiin dhibku wuu joogaa wali.

    Dabadeedna dib buu ka bilaamayaa.

    Sidaa darteed dagaal aan dhamaaneyn.?…..
    ———————————————————————————-
    1)QAB
    2)Quursi
    3)Qabyaalad (kuma Dhaqmaan Datuurka U yaal dhamaan beelaha/isaaqa
    Wixii Ay Ku Hashiiyaana Wey (BAAL-MARAAN)TAASI WEY SABABTA?..

  2. ASC suldaan Mingstume
    wallhi Somalia Allah umaqan. Kuwani waa kuwii faanka beenta dadka ku dhibaateen jiray “sl waa nabad, koonfur waa ololeeysaa”! war ma ogid wax aad kudambeen doontide hadii laba beri aad farxad heshid haku kibrin muslimka kalena ha ufaanin hana iska dhigin inaad “super” Tahy ama dadka kafiicnthy! Hadaba ‘what goes around comes around’
    Waxaan layaabaa markii wax eeysan kufarxin Meesha lasoo geliyo wiilasha marqaanmedia weey kala cararaan kkkkkkk mr Ahmed adigiyo ilma adeertaa caadi iska dhiga waxaan waa iska aduune lol

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*