DAAWO VIDEO:Wax Badan baan Muuse Handaraab ka Xumaanay Maanta Ayuu Noqday Muuse Handaraab

Inbadan ayay Dadku Halhays ka Dhigteen Kalmada Handaraab oo Aad Moodayso inay Qolka Dhaarta Uga sii Horaysay Madaxweyne Biixi

Meelaha Qadarka Handaraabku ku Dhacay Waxa Kamida Airport ka Qaybtii VIP kaas oo ay Furayaashiisii ka mid Noqdeen Kuwa Eheladu ku Furtaan Aqaladooda Markay ubaahdaan,
Halka Hablihii shaaha ku Karinayeyna Gabi ahaanba la Eryey.

Waxa Qandaraas Lagu Qaatay Qadadii Askarta iyo Shaqaalaha Madaxtooyada, Cuntooyinkii Xiliyada Shirarka iyo Munaasibaduhu ay Ka Qabsoomayaan Madaxtooyada Taas oo Hudheelada Magaalada Laga Keene Jiray Ganacsato badanina ay Ku Tiirsanayd!
Qandaraas kaas iyo Qaar kale oo Badaniba Waxay Magan uyihiin #XididkaMadaxweynaha 

Maxamed Muuse Biixi Wuxuu qandaraas ku qaatay Macdanta Dalka,
Wuxuu Dhawaan Keensaday Shirkad la Yidhi Dalka ayey Dhuxul Dhagax ka Samaynaysaa oo Magaceeda la Yidhaahdo

“Singapore New Silk Somaliland Energy Co. Shirkaddan oo uu Dhawaan Madaweyne kuxigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici uu Xadhiga kaga Jaray Magaalada Berbera.

Shaqada ugu weyn ee ay Dalka ka Haysaana waa Baadhista iyo Qodista Macdanta Dalka Waxaana aad u kooban Dadka ku Baraarugsan Shirkadan iyo Habka ay ushaqayso.
wiilka Madaxweynaha ayaa si toosa Suuqyada Caalamka ugu iib Geeya
Waxa ay dalka ka dhoofisaa Macdanta ka la Duwan Sida,

1.gypsum
2.Topaz
3. Copper
4.Gold
Waa kuwo uga badan ee uu Wiilku u iibgeeyo Wadanka Dibadiisa Gaar ahaan Dalka China

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. Waar macdantu ma mid ladhameyn karaa inta sare ayan biqol sano ladhameykareyn intan godadka lagaadhin.
    Mida kale sow muwadin sOmalilander ah maaha daa hagurtee,
    Anaaba kutalo jira inaan shirkad ka socota Belgiumka geeyo dhawaan.

    Maanshalah dhulka nimcaa fadhida.

  2. Xaaji salaax

    Masha allah…DHULKEENA …NIMCAAA FADHIDA..dadku macdanta ha gurto..ilaaa BUURTA DAALO…ilaaa CALMADOOW.

    Colonel CAARENA dhankiisaa buurahaa DAHABKA AH haka gurto oo halkaas hayska fadhiyo oo dhulkaaas biliqada ah hayska haysto.

    Dhamaan Reer SANAAG oo dhan waa u fasax buurahaas DAHABKA AH!!

    God bless Somaliland!

  3. Labadii khasiis xaarre Saalax iyo Zabiiland kkkk kkk kkkk muuse handarab iyo xukunkiisa qabiil uu ku beegsado weriyayaasha iyo dadka soo horjeedo fikirkiissa ayaa beryahan lagu fadhi diriraa hargaisa, Dawladnimadu waa haykal lawada leeyahay oo ay ku hoos nooladaan mucaarid iyo muxaafid, laakiin maamul beeleedka qabiil dhisto waa mid dhisan nin tooxsi iyo awood qabiil, weligaa ma maqashay daaxuur? Kkkk kkk kkkj waa daanyeerka wayn daandaansina Ka daayo dagaalna wax kuma keeno kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk kkkk waa saca geesa wayne isaguna ma harsado lo’dana harka u diid kkk kkk kkk kkkk xukun iduur kkkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk waa xin naageed kkk kkk kkk kkkk kkkk kkk ruuxii hadlaa halla xiro kkkk lkkk kkk kkk Dee muusuu caayay halla xiro kkkk

  4. SOMALILAND” JEEGAANTA INNA MUUSE BIXI OO NOQDAY( Ruwaayadii XORIYO NIN GAYAA HA GUURSADO)?…MAANTA.. ( Don’t ask, don’t tell.
    ———————————————————————————-
    1)BEEN
    2)JAHWAREER
    3)ISKA-DABA-WAREEG
    ———————————————————————————-
    a)Maxaa sababay nidaam-darrada ka jirta somaliland….?
    b)Government failure

  5. Muuse Bixi:- Isagaa Siyaasada Ka Saaray Cigaal, wuxuuna ku soo celiyay siilaanyo?..
    —————————————————————————————#
    1)Muuse Biixi miyuu Somaliland ka qabtay Cigaal Mise Cigaal ayaa Somaliland ka qabtay”? Madaxwaynihii labaad ee Somaliland Maxamed Xaji Ibraahim Cigaal casharo badan ayuu Somaliland uga tagay duruustaas waxa kow …kkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*