DAAWO VIDEO:Xaglatoosiye oo u hanjabay Feysal Waraabe “Daarood haduu caayo hala caayo Ciidagale”.

Wasiir Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo la hadlayey Tv-Bulsho ayaa Faysal Cali Waraabe iga Digay Cayda Beesha Daarood Xaglatoosiye ayaa Yidhi “Faysal Kama dhagaysan karo Marka uu Leeyahay Farmaajo iyo Qabiilkiisa Waa Inyar ama uu leeyahay Maxamuud Saleebaan Waa Jifo Yar.

Mar kale Xaglatoosiye ayaa yidhi “Maxamuud Saleebaan Puntland Waa la yaqaan Inay Dad wanaagsan oo Dalkooda Jooga yihiin ee Faysal Hadalkiisa Ha Miisaamo Ileen Ciidagale Waa la Caayi Karaa e..

Halkani Riix Video Muuqaal Xalotoosiye

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. inta badan muqayiliinta iduur ayaa markay sarkhaaman iska hadla waxana Ka luma self control Ka iyagoo midba wuxuu doono isga hadaaqo sida dhallaankii, inkastoo bini’aadmigu kala garasho badan yahay kkkk kkk kkk ayaa haddana kuwa madax yaraha qaba (caqliga yar) sida Faysal Cali Waraabe markuu marqaamo wuxuu billaabaa inuu caytamo, hanjabo ama faano kkk kkk kkkk kkkk kkk waxa laga haya Video live ah oo uu nin xildhibaan ah uu ugu hanjabayo dil ( waanu ku tooganaynaa midgaan yahoow) isagoo Action gacanta ah bixinayo, waana xildhibaan black, haddaba Faysal Cali Dhurwaa in lala caytamo ama afxumadiisa laga dabaakho waa nacasnimo, Xaglo toosiye oo Ka mida raggii dhulbahante u dulleeyay iduur isaga faysal waysku caqli haysla caytamaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*