DAAWO:- Wadahadalka Somalia & Sland, Kaahin ha is casilo, Xiisadda Sland & gaadiidleeyda, Dagaalka Iran & Israel,

Akhristayaasha ku xiran shabakadda caalamiga ah ee Marqaannews waxaanu idiin soo gudbinayaa warkii caalamka oo aan ugu tala galnay in habeen waliba xilliyadaan oo kale idiin kusoo gudbinayo qaab muuqaal ahaan dhamaan wararkii ugu waawaynaa ee ka dhacay guud ahaan dalka.

Caawa oo ah Arbaco taariikhduna ay ku beegan tahay 17 July 2019 qodobada aad ku daawan doontaan warka caalamka waxaa kamid ah:- DFS oo kudhawaaqday guddiga Wadahadalka Somalia & Sland, xisbiga wadani oo ku baaqay in wasiir Kaahin is casilo, Xiisad kadhex oogan Sland iyo gaadiidleeyda xuduuda Jabuuti, Israel oo uhanjabtay Iran, DFS oo la wareegtay Dhuusamareeb, iyo qodobo kale oo xasaasi ah.

HALKAAN HOOSE KADAAWO 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*