DAAWO YAAB Xildhibaan Dheeg ” Baasaboorkii Soomaaliya Ayaan Sugayaa Oo Aan Ku Soo Xajiyaa .. 30 Sano Kadib Waan Ku Khasbanaaday July 17, 2019

Xil Dhibaan Dheeg oo Sidoo kalana Abwaan Weyn Ahaan Jirey Ayaa Fashilyey Inuu Ka Fursan waayey Inuu Xajka Ku Aado Pasaport Soomaaliga ,30 sano kadibna uu Sugayo Inuu xajka Ku Aado Pasaport kaasi.

Taasi waxa Sabab U Ah marki Dowlada Sucuudiga Albaabka Kasoo Xirtay Maamulka Soomaliland ,kadib markii Ay ku Fashilantay Pasaportka Iyo  Xoolaha Soomaliland.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Dad 30 sanadood khayaal ku noolaa iyo waxaa is toos isu hardiyay waaqiciga dhabta ah. Sida caadiga ahi na khayaalka iyo waaqicigu marka ay isku dhacaan khayaalka ayaa burbura.

    Dan baa u run sheegtay oo ay rumeysan la’yihiin.

  2. kkkkkkkkk

    Garoowe usoo doono.

    Ninka sheekadaha hore waxaan mooday inuu nin fiican yahay oo qaadacay baasaboorka oo yiri aan ka ladooo. kkk laakiin odaygii wuu ceeboobay haduuba yri waan ika suganayaa kii yaraaree inkaarta qabay ee lagu raaci jiray dayuuradda.

    waar dakani waa wada majaajilaysteyaal.

    kkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*