DAAWO:Puntland oo Ciidan Xoogan Buuhoodle Kusoo Bandhigtey Soomaliland Dignin u Diray

Magaalada Buuhodle waxaa Muuqanaysa Inay Puntland  Hada Toos Uga Taliso Iyadoo Ciidan Aad u Xoogan Kusoo Bandhigtay Magaalada Buuhoodle.

Ciidankani Ayaa wacad Ku maray Soomaliland Inay ka Safaynayaan Hadhaadiga Dadka Tageersan Soomaliland ee Ku sugan Deegaanka.

sawirada

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Repeat the lies again and again until accepted as truth…. ku cel celi beenta ilaa inta dad qaar run moodaan.. Dr. Goebbles.

  2. Waa gawaadhidi ina beydan somaliland baana hada si dadban
    gacanta ugu haysa.kkkkkkkkkkkk

    Ilaa intee bay beentu sii soconaysa
    Mida kale awooda ay ku faanayso
    Maxay tukoraq ugu iman wayday.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. What a damn waste of meagre resources, time, energy and a golden northern region!

    Labadan geyi oo mataanaha ahi khasaare xooggan oo ka dhashay fiiragaabni iyo faragalin shisheeye ayaa runtii aaya beel xun ku riday. Labadan woqooyi ee si kasta isu ah oo iskugu xidhan iyo gobta oodwadaagta ku ahi ragaadka iyo rafaadka intaas dhan ma muteysna oo ma mudna.

    Qori iyo rasaas kasta oo geyiyadan mataaneysan lagu xambaarsan yahay waa kharash meel aan ku bannaanayn lagu khasaariyay iyo hanti maatadeena wax weyn tari lahayd. Tolweynahan aan sina u kala maarmi iyo miirmi karin nabadda, horumarka iyo wada noolaanshaha ay xaqa u leeyihiin maa marinkiisa la mariyo inta sidan laga daayo?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*