DEG DEG+DAAWO: Axmed Madoobe diiday dalab uga yimi Itoobiya, Xilkii Yarisow oo lagu dagaalamayo & Wararkii u dambeeyey

Odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey in aysan dawladda Soomaaliya wali si rasmi ah u soo bandhigin baaritaanada lagu hayo weerarkii lagu qaaday Xarunta gobalka Banaadir oo ay sheegeen in ay tuhumo badan ka qabaan, Axmed Madoobe ayaa diiday dalab uga yimi Addis Ababa o ahaa in uu tago halkaas, RW Kheyre ayaa wali kuxaniban magaalada DHuusa-mareeb.

HALKAN KA DAAWO FAAHFAAHINTA

Kuxigeenka Amniga & Siyaasadda ee gobalka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo ay saaxiibo yihiin Madaxweyne Farmaajo ayaa sidda ay wararku sheegayaan xaq u leh jagada Kusimaha, haddii uu maqan yahay gudoomiyaha gobalka Banaadir.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*